Maxay daaran tahay Khudbada Deni?. 1.Fariin jawaab celin u ah BC oo xiriir la samaysay. 2.Jihaynta Shacabka Puntland. Maxay macna…
Browsing: Somalia
Rishi Sunak ayaa xaqiijiyay in doorashada guud la qaban doono 4 July, taas oo waqtigeedii laga soo hormariyay. Rishi ayaa…
State- hebel markaan Doorasho magelayee hal sano ayaan siiyey, Labo sano ayaan siiyey, saan ayaan yeellaya, waxay la micno tahay…
“Wasaaradda Arrimaha Dibadda Falastiin,ayaa soo dhaweysay go’aannada ay qaateen dalalka Spain, Norway iyo Ireland si ay u aqoonsadaan Dawladda Falastiiniyiintu…
Go’aan loo baahnaa ayay qaateen Sadexda Wadan ee Yurubiyaanka ah. Reer Falastiin,waxay xaq uleeyihiin in la aqoonsado Dowlad ay leeyihiin…
Garoowe: 22 May 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan…
Dacwad oogaha ICC-da ayaa sidoo kale doonaya in la soo xiro saddex hoggaamiye oo ka tirsan dhaqdhaqaaqa Xamaas. Saddexdaan nin…
Maxkamadda caalamiga ah ee ICC-da waxaa la aas-aasay bishii July sanadkii 2002-dii, sababta loo unkayna waxay ahayd sidii ay cadaalad…
My humble view on Puntland’s strategic decision to suspend all ties with the Federal Government, and how all Somalis realized…
Wasiir Caydiid ma matali karo Warfaafinta mana qaadi karo maqaamka Dowladnimo ee Puntland. Inta badan hadalkiisu waa gef iyo waxaan…
Maxkamada caalamiga ah ee danbiyada,ayaa amartay in lasoo xiro RW Israa’iil Netanyahu iyo Wasiirkiisa Gaashaandhiga. Labada Nin,waxaa loo haystaa danbiyo…
Muuqaalka hoose waa Xafladii uu kala qayb galay dhigiisa Aserbijan inta uusan Shilka diyaaradeed ku dhiman Madaxweynihii Iran. https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1792507485896523963?t=X6NzzxMyVuPUP6PAchot2Q&s=19 Burburka…
Shacabka Iran gudo iyo dibadba waa ku farxeen geerida foosha xun ee ku dhacday Madaxweynahooda. Shacabka gudaha ma muujin karaan…
Ugu danbayn,waa la helay Burburkii Diyaarada uu saarnaa Madaxweynaha Iran. Si rasmi ah,ayaa loogu dhawaaqday dhimashada…. 1. Madaxweyne Ibraahim Ra’iisi.…
Wali lama hayo Raq iyo Ruux Madaxweynihii Iran,waxaana la baadigoobaya Iran Caalamka oo idil. Diyaaradaha Turkiga,ayaa kusoo biiray baadigoobka Madaxweynihii…
Mudo kudhoow 10-Saacadood wali lama hayo raq iyo ruux Madaxdii Iran. Uguna muhiim sanaayeen madaxweynihii iyo Wasiirkii arimaha dibada ee…
Wasiir ka tirsan xukuumada dagaalka ee Israa’iil Benny Gants ayaa ku hanjabay in uu is casili doono haddii aanu Ra’iisal…
Warbaahinta rasmiga ah ee Iran ayaa ku warrantay in diyaarad helicopter ah oo uu la socday madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay qodobadii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran. Madaxweyne hore Farmaajo…
Kulankan,wuxuu jawaab celin uyahay tagida Firdhiye ee Xamar iyo qorshaha Timacade fulinayo ee Damjadiid. In Dadka reer Puntland ka midaysan…
“PL ma khuseeyo waxa ka socda Madasha Wadatashiga Qaran,marka horana teeday ku filnaanaysaa oo gudaheeday isla Xisaabtamaysaa,kadibna Somalida kale ayay…
Garoowe: 18 May 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan…
Puntland,waxay soo bandhigtay Maanta qorshaheeda 5-ta Sano . Waa qorshe si weyn loosoo diyaariyay oo uqalma PL iyo mustaqbalkeeda horumarineed.…
Tilmaamta ugu habboon ee heshiiska xalay la gaaray leeyahay waa in uu ahaa isku danaysi ku meel gaar ah, hal…
Xogo dheeriya? 1.Xasan waxa uu hordhigay Axmed iyo Laftagareen Lacag si ay u aqbalaan qorshiisa,waase ku diideen. 2.Hal Sano oo…
Fashil,ayuu kusoo idlaaday Shirkii Madaxda Bartamaha iyo Koonfurta Wadanka ee Muqdisho ka socday maalmihii udanbeeyay. Qodobadii muhiimada lahaa ee quseeyay…
Halkan ka akhriso:-
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya falkii lagu toogtay reysal wasaaraha dalka Slovakiia. Madaxweynaha xilka ka sii dageysa ee Slovikia,…
Dowladda Itoobiya ayaa Khamiistii diiday khudbad uu jeediyay safiirka Mareykanka oo ku baaqay in si wanaagsan loo ilaaliyo xuquuqda aadanaha,…
Shirka DG iyo DFS sharciyada lumisay ee B&K Dalka,waxay u badan tahay in Qodobada Amaanka,wax dhaafsiisan aysan kasoo bixin. Qodobada…
Firdhiye markii Shalay laga dhagaystay warbixintii xaalada LC waa la fasaxay qaybna kama ahayn Shirka. Firdhiye warbixintiisii kadib su’aalo,ayaa la…
Qodobada laysku mari waayay?? Xasan? 1.Xasan oo ku dhagan 2025 March in ay qabtaan Doorasho Qof iyo Cod ah Afarta…
Qodobada laysku mari waayay,waxaa ka mid ah…… Xasan muxuu rabaa? 1.Xasan oo ku dhagan 2025 March in ay qabtaan Doorasho…
Madaxda B&K iyo kuwa DFS ee sharciyada lumisay qorshahoodu ma’ahayn in ay Maanta kulmaan xafladaha daraadood,balse umadaxweynayn loo samaynayay Firdhiye…
Shirka Bahrain,waa ka baaqday MW Xasanka lumiyay Sharciyada. Baaqashadiisa,waxaa keenay kadib markii laga soo jawaabi waayay codsiyo balama ah oo…
Maanta Baarlamaanka Jubaland,waxaa qorshaysnayd in uu waxkabadalo Dastuurka waliba Qodobka 70-aad ee dhigaya inta jeer ee MW JL isa soo…
Maanta dib uma furmin Shirkii Madaxda B&K iyo DFS ee sharciyada lumisay. Dib udhaca Maanta,waxaa keenay Xafladaha 25-ka SYL iyo…
Gabadha haatan tagaysa ee kasoo jeeda UK,waxaa lagu dhaliilay in aysan ahayn Qof Siyaasada ka shaqaynteeda ku fiican,waxayna ugaga fiican…
Swan Waxa uu noqonayaa Wakiilka SRSG ee Somaliya oo haatan ah Macalin Jaamacadeed iyo Madaxa Barnaamijka Cimilada ah. Waa Wakiilkii…
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Salaasadii u magcaabay James Swan oo u dhashay dalka Maraykanka inuu noqdo…
Waxaa Warqad udiray Xamse,wuxuuna usoo dhiibay Xoosh,taasoo ay ku qornayd in Firdhiye si rasmi ah uga qaybgalayo Shirka. Kadib markuu…
Waa laysku mari waayay Shirkii Madaxda B&K iyo DFS ee sharciyada lumisay Maalintiisii 1-Aad oo qir iyo qir,ayaa lagu kala…
Xamse iyo kooxdii Aaran oo Cali Xoosh matalayo kuna xumaynaya MW Deni iyo PL,ayaa suuqa soo galiyay inuu ka qayb…
Qaraxyo iyo Ninkii waday,ayaa lagu qabtay Magaalada Bosaso Xarunta Ganacsiga Puntland. Ciidanka Badda Puntland,ayaa Gacanta ku dhigay Qaraxaas iyo Ninka…
Shirkan,waa mid laysku gaadayo oo hadana lays fahansan yahay. Xasan muxuu rabaa?. Wuxuu dhigayaa siriq uu ku gaadayo Madaxda Afarta…
Axmed Madoobe Saacado ka hor,ayuu ka tagay Kismaayo,isagoo aaday Xamar oo uu ka dhacayo Shirka Madaxda Koonfurta iyo Bartamaha Dalka.…
Garowe : 14, May 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan…
Hadii uu jiro Qof khatar ku ah xuduudaha iyo midnimada Wadanka,waa Xasan Shiikh. Sidoo kale waxaa iswaydiin mudan.. Maxay qabanayaan…
Xogayaha Guud ee Qaramadda Midoobay António Guterres ka dib markuu arkay in Xubnaha Golaha Amaanka walaac ayka muujiyeen lixda mashruucood…
Madaxweyne Deni inta uusan aadin Mudug in uu la kulmo reer Garowe,waa loo baahnaa oo waxay meesha ka saaraysaa tuhumo…
Garoowe: 11 May 2024 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan…
Dowlada lumisay Sharciyada ee Xamar fadhigoodu yahay,waxay soo tuurtay Warqad kale oo ay kaga laabatay codsigeedii xiritaanka Xaafiiska UNSOM. Doodeeda,waxay…
Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey (QM) ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyey qaraar sare loogu qaadayo haykalka dowladnimo…
Puntland dhawr jeer ayay ku celisay in ay wadashaqayntii kala laabatay Dawladda Federaalka. La yaab malaha in Puntland ka soo…
Madaxweyne Biden,ayaa habeenimadii Arbacadii, xilli uu waraysi siinayey Telefiishanka CNN,wuxuu sheegay in Maraykanku uu sii wadi doono in Israa’iil uu…
Waxaa jirtay aragti ka dhalatay dib uqiimayn lagu sameeyay Xaafiiska UNSOM Laba Sano ka hor,taasoo oranaysay in loo badalo Ergada…
Somaliya in laga saaro Chapter-7,waxay ku xiran tahay Laba Qodob in Dowladnimada Somaliya gaarto,kuwaasoo kala ah… B.Amniga Wadankoo mid ah.…
Qaadistii Cunaqabataynta Hubka,waxaa kasii muhiimsanayd oo la socotay in Siyaasad ahaana la Madax baneeyo Somaliya. Qorshuhu,wuxuu ahaa in Bilo kadib…
Somaliya Dowlad masuul ah oo dhamaystiran kama jirto,waxaana weli socda Geediga Dowlad dhiska. Majiraan Dastuur,Siyaasad Amni,Siyaasad Dhaqaale oo lagu midaysan…
Puntland arimaha amni xumada sababa ee lala diriro way leedahay….. 1.Argagixisada. 2.Tahriibka. 3.Ganacsiga Hubka. 4.Isku dhacyada Beelaha. 5.Xanuunada faafa. 6.Kufsiga…