Midowga Afrika si weyn,ayuu uga xumaaday hab dhaqankii Dowlada Itoobiya ay kula dhaqantay MW Somaliya,waxayna sababtay in Gudi loo saaro…
Browsing: Somalia
Shir Madaxeedka Midowga Afrika,ayaa lagu soo gabagabeyey Magaalada Addis Ababa,waxaana gunaanadkiisii ka soo baxay warmurtiyeed arrimihii looga hadlay uu ka…
Madaxweynaha,waxaa laga rabaa in uu Afar Shay ku dhaqaaqo,kuwaasoo kala ah… 1.In Shacabka SL iyo Muuse lakala reebo. 2.In Shirka…
Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka hadlay sida uu ku gaaray xarunta Midowga Afrika kadib is hor istaag lagu sameeyay. “Markaan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Addis Ababa kaga qayb galay furitaanka Shir Madaxeedka 37-aad ee…
Madaxweynaha Somaliya,wuxuu tixgeliyay Maraykanka,Ingiriiska iyo Kenya,waana sababta uu u aaday Itoobiya. Kadib Saakay ayay soo diyaariyeen kulan dhexmara Abiy iyo…
Wadar ogol” Wax ka badalka Dastuurka oo dhacda ka hor Bisha May,ma jiri doono,sida wararku sheegayaan. Dooda kadib,waxaa lakala aadi…
Waa wax lasii ogaa in ay adag tahay Bartamaha iyo Koonfurta Wadanka in ay ka maarmaan Ciidamo Shisheeye oo ilaaliya…
Puntland,waa in aan nalaga xigsan dhanka Galbeedka oo aan haysanaa doorkiinii la macmiilka Reer Galbeedka ee Somaliya. Maraykanka markan,waxaa ka…
Golaha Wasiirada Midowga Afrika,ayaa isku raacay Wadanka Somaliya inuu noqdo musharaxa kaliya ee Afrika ku matalaya Golaha Amaanka. Xasan,waxaa uqorshaysan…
Weli lama dhamaystirin qiimayntii ugu danbaysay,waxaana harsan arimo muhiim ah si loogu gudbo dillaacinta Shidaalka. Waxaa xusid mudan in Saldhigyada…
Sida Wararku sheegayaan,waxaa si hoose loo hakiyay ansixintii badalida Dastuurka ee Xasan Shiikh. Dooda,ayaa sii soconaysa maalmaha soo socda,kadibna,waxaa lakala…
Feberaayo 16, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb geli Dona Meertada 37-aad ee shir-madaxeedka…
President Hassan Sheikh Mohamud travelled to Adis Ababa to join other African Heads of State and Governments for the 37th…
Kaliya ii ogolow in aan 5-Sano oo kale isku Caano shubo;ayuu Axmed Madoobe hor dhigay Xasan. Dastuurka ku falaad? Kursiga…
Raaadaarkii hagida ee Garoonka Diyaaradaha Hargaysa,ayaa laga saaray Hawada. Waxaa Hawada ka saartay DFS,sababta ay uqaaday talaabadan,ayay ku sheegtay in…
Heshiiskan,waxaa lagu dhisayaa 5-Xarumood oo ah kuwa ay isticmaali doonaan Ciidamada Somalida ee la dagaallanka argagixisada… 1.Danab. 2.PSF 3.RRU Sidoo…
Maraykanka iyo Ingiriiska,ayaa ku khasbay Xasan Shiikh in uu tago Adis. Maraykanka,ayaa Abiy ku cadaadiyay n uu ka laabto heshiiskii…
Hal qof ayaa la xaqiijiyay inuu dhintay ugu yaraanna ay 22 kale ku dhaawacmeen kaddib marki rasaas oodda loogaga qaaday…
Xisbiga Ra’isulwasaarihi hore ee Pakistan, Nawas Sharif iyo xulufadiisa siyaasadda ayaa xalay ku dhawaaqay in ay soo dhisi doonaan dowlad…
13-Nin oo ka tirsan kooxaha argagixisada ah ee Alshabaab iyo Daacish,ayay Ciidamada amaanka PL ku qabteen Magaalada Bosaso,hoos ka daawo…
Xaqiiqda ka hadalka Dastuurka,waa inta uu ka yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Lama fahmi karo sababta loo dadajinayo Dastuurka,iyadoo Wadanka aan…
Ciidamada kala duwan ee amaanka Puntland hawlgal durba guulo laga gaaray ayay ka wadaan Caasimada Ganacsiga Puntland ee Bosaso. Todobaadyo…
Trump,waxa uu ka kacay hadal si weyn uruxay Caasimadaha Yurub oo khalkhal geliyay Gaanshaanbuurta Natto. “Wadankii aan bixin Lacagta Natto…
Maanta waxaa la filayaa in Madaxwaynaha Jamuhuriyada Federalka Somaliya Mudane Dr Xassan Shiikh uu booqasho shaqo ku tago Magaalada Kismayo,waxaase…
War-saxaafadeed Muqdishu, February 13, 2024-Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed waxay shacabka Soomaaliyeed ku wargelinaysaa in aysan waxba iska beddelin mid…
Midowga Yurub,ayaa maanta soo saaray bayaan ay ku muujinayaan walaac xooggan oo ay ka qabaan dilalka qorsheysan ee lagu beegsanayo…
Muqdisho, Febaraayo 13, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Taliyaha Guud…
Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista iyo Madaaradda Somaliland Cumar-sayid Cabdulaahi Aadan,ayaa ku eedeeyay Muqdisho inay ku xadgudub tahay heshiisyada Labada…
Raysal wasaaraha Dowladda Itoobiya Abiy Axmed,ayaa maalinkii Labaad ku sugan magaalada Jigjiga ee caasimadda dowlad deegaanka Soomaalida. Magaaladaas ayuu yimid…
Bismillahi, Warsaxaafadeed, Kaddib wada hadallo dhinaca telefoonka ah oo aanu si gooni gooni ah ula yeelannay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya…
Muqdisho,waxay ahaanaysaa Magaalo Somaliyed oo ku fiican Ganacsiga. Balse masii ahaan karto Caasimad Somaliyed hadii la rabo in ay sii…
Go’aankii ay horay ugaareen Golaha Wasiirada Puntland ee ahaa inta laga helayo Dowlad Somaliyed oo sax ah in ay udhaqanto…
Puntland in ay ku dhawaaqdo in at ka baxday DFS waa go’aan kharaar oo dhimasho u ah Dowladnimada soo kabanaysay…
Bosaso laguma fiirsan karo xaalka amaan ee ay hada ku jirto,waxaana si xawliya uga hawlgalaya Nabad diidka…. 1.Waxay toos uwacayaan…
Khamiistii lasoo dhaafay ayay ahayd in wixii harsanaa la dhamaystiro oo uu la kulmo Talyaha PSF MW Deni. Balse isfahanwaa…
Xero baaxad leh oo ku taal goob muhiim ah,aadna uqalabaysan laguna tababari karo intii la doono oo Ciidan ah,ayaa ku…
Dowladda Soomaaliya ayaa markale caddeysay inay diiddantahay heshiiskii Abiy Axmed iyo Muuse Biixi ee Adis-Ababa. Qoraal Dowladda Soomaaliya ay soo…
Madaxweyne Sisi,waa hakiyay imaanshihiisii Somaliya ee Maanta qorshaysnaa. Waxaa muuqata in weerarkii xalay hadafkii looga Dan lahaa ufulay sidii la…
Madaxweyne Xasan Shiikh oo weerarka dib dhaawacyada ku booqaday isbitaalka Digfeer,ayaa si adag uga hadlay weerarkan, isaga oo ku amray…
Weerar toogasho ah oo ka dhacay xerada tababarka ciidamada ee Jeneral Goordan ee magaalada Muqdisho ayay ku dhinteen saraakiil kala…
Wasaaradda Gaashaandhigga Imaaraadka Carabta,ayaa shaaca ka qaaday in shahiideen Saddex ka mid ah ciidamadeeda qalabka sida iyo askari ka tirsan…
“ABU DHABI, 10th February, 2024 (WAM) — The UAE Ministry of Defence (MoD) has announced the martyrdom of three members…
Madaxweynaha Somaliya in uu ku booqdo isbitaalka Dhaawaca Saraakiisha iyo Ciidamada Xerada Jeneral Gordan,waa loo baahnaa. Sida dhakhsaha badan ee…
Kaaliyaha Xoghayaha Arimaha Dibada Maraykanka Molly Phee,ayaa u safri doonta Itoobiya Toddobaadka soo socda. Socdaalkeedu,wuxuu ku aadan yahay ka qaybagalka…
Marka laga soo tago sheegashada weerarkan ee Alshabaab oo ah koox siyaabo kala duwan loo isticmaalo Afar jiho ayay ka…
Caasimada Itoobiya ee Adis,waxaa ka dhacaya Shirkii Midowga Afrika ee Sanadlaha ah. Somaliya,waxaa ku matalaya Ra’isalwasaare xigeenka Saalax. Dowlada Somaliya,waxay…
Maalinka Berri foog ah,waxaa imaanaya Muqdisho Madaxweynaha Masar Sisi. Booqashadan,ayaa timid casumad rasmi ah oo ay Dowlada Somaliya horay ugu…
Nin Ganacsade ah oo ay isku jifo hoose yihiin oo lagu magacaabo Cabdinaasir Cali Adoon,ayuu si rasmi ah ugu wakiishay…
Khilaaf udhaxeeya Garaad Jaamac iyo Hogaamiye Firdhiye ayay ubadan tahay in MW Deni uga baaqdo Laascaanood. Khilaafka Garaad Jaamac iyo…
Golaha Wasiirada cusub ee PL Maalinka Sabtida ah,ayaa Gacanta lala galayaa. 25-ka Bishan,ayaa la filayaa in la shaaciyo oo lagu…
For the third time in just over a year, Somalia Defense Minister @Amohamednur signs a defense-related agreement with a foreign…
Türkiye and Somalia’s defense ministers signed a defense and economic cooperation agreement Thursday to enhance bilateral relations and the stability…
Goobaha codbixinta,ayaa la soo xiray doorashada guud ee Pakistan, oo ay hareeyeen rabshado goosgoos ah iyo mucaaradka oo cambaareeyay joojinta…
Boosaaso, February 08, 2024: Taliska qeybta Ciidanka Booliska Puntland ee Gobolka Bari ayaa deegaanka Bohol oo ka tirsan degmadda Uffayn…
Deni,wuxuu Xasan ka adkaaday markii uu Kursiga Madaxtooyada PL kusoo laabtay. Xasan,waxaa la moodi jiray in uu faahin Siyaasiya yahay,balse…
Ciidamada PSF;waa la xaliyay wax walba oo dhexyaalay Madaxtooyada Puntland…….. B.Waxaa loo fasaxayaa Shaqadoodii si rasmiga ahayd. T.Waxaa loo fasaxayaa…
Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Xisbigan Asad Cismaan Diyaano iyo MW Deni oo aad ukala fogaa waa heshiiyeen si buuxda. Heshiiska…
Muqdisho: 08 Febaraayo, 2024: – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodi toddobaadlaha ahaa ku ansixiyay 10 Safiir oo…
Garoowe, Febraayo 08, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad…