Ra’isalwasaarihii hore Shirdoon,ayaa soo gaaray Garowe si uga qaybgalo Caleema saarka Madaxweyne Deni. Horay,waxaa ujoogay Madaxweyne xigeenkii Galmudug iyo wefti…
Browsing: Somalia
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid,ayaa Guddi u magacaabay xallinta shaqaaqadii Deegaanka Sheerbi ee Gobolka Karkaar. Halkan ka akhriso:-
Garowe, January 20, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Hon…
Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo ajiibay martiqaad rasmi ah oo uu u fidiyey dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi,ayaa gaaray…
1. Ururka waxa uu aad uga walaacsannahay is-bedellada cusub ee ku yimid xiriirka u dhexeeya Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka ee…
“In la ixtiraamo madaxbanaanida midnimada iyo sharafka dhuleed ee Jamhhuriyada Soomaaliya. In wax walba oo macaamil ah ay waafaqsanaadaan mabaadiida…
Jaamacadda Carabta,ayaa ku hadashay Luuqad adag kadib kulankii ay ka yeelatay khilaafka Dowladaha Somaliya iyo Itoobiya ee ka dhashay heshiiska…
Midowga Afrika waxay laba todobaad gudahood soo saareen Laba qoraal oo ku wajahan xiisadda ka dhalatay heshiiskii isfahamka ee ay…
Muqdisho, Janaayo 18, 2024: – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ah, ayaa soo dhaweeyay…
Magaalada Kampala ee xarunta waddanka Uganda waxaa saaka oo Khamiis ah ka furmaya shir-madaxeedka 42-aad oo ah mid aan caadiga…
Agaasimaha Hey’adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA William Joseph Burns ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Muqdisho, halkaasoo uu kula kulmay…
Ra’isalwasaare xigeenkii Itoobiya Demeke Mokenen ee ay ahayd in uu hogaamiyo weftiga Hargaysa imaan lahaa Maanta,wuxuu joogaa Switizerland oo uu…
Diyaarada ka degtay Hargeysa,waa midii Dadka caadiga ah ee Maalinlaha qaadi jirtay. Lambarka duulimaadkeeda,ayaa ah ETH372. Diyaarada weftiga siday ee…
Awood Dowladnimo,ayaa loo sheegtay Maamulka Somaliland Saakay kadib markii Hawada laga celiyay weftigii sare ee Itoobiyaanka ahaa. Waa talaabo muujinaysa…
Shirka IGAD,ayaa dhacaya 18-ka Bishan,waxaana Qodobada Miiska usaaran ee looga xaajoonayo ay kala yihiin… 1. Somaliya vs Ethiopia 2. Sudan…
Maxkamad Turkish ah ayaa maanta ku ganaaxday wiilka madaxweynaha Soomaaliya lacag dhan $900, sababo la xiriira inuu si aan ku…
Goor dhaweyd waxa qarax weyn laga maqlay bartamaha Muqdisho, gaar ahaan agagaarka xarunta Dawladda Hoose ee Muqdisho. Qof goobjoog ah,ayaa…
Dib,ayaa loo furay xarunta weyn ee shirkadda isgaarsiinta Hormuud ay ku leedahay Bakaaraha iyo sidoo kale xarunta weyn ee Salaam…
Fariin ku socota DFS oo ku aadan Diblomaasiyada iyo ka faa’idaysashadeeda oo haatan lagu dhaliilay siday umaaraysay marka ay timaado…
Maanta,waxaa tagey Hargaysa Talyaha Ciidamada Itoobiya Berhanu iyo Xubno kale. Berri,waxaa ku aadan Ra’isalwasaare xigeenka Itoobiya iyo wefti kale oo…
Ra’isalwasaare Abiy iyo wefti la socda,ayaa kusoo wajahan Somaliland Maalmaha soo socda. Abiy,ayaa Berbera booqan doona,waxaana halkaas lagu saxiixi doona…
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Anthony Blinken,ayaa dhambaal hambalyo ah u diray madaxweynaha la doortay ee Taiwan William Lai kadib…
Geerida Cabdirashiid Janan oo uu xaqiijinayo Ugaas uu waraystay Shabelle TV. Dilka Janan in uu ka danbeeyo Axmed Madoobe oo…
Maleeshiyada Isbaarada dhigatay,waxaa dhaqaale ku bixinaya Xasan,isagoo usoo marinaya Sacdiyo Salaad Gudoomiye xigeenka Baarlamaanka Fadaraalka iyo Khadar Faroole oo La…
Cabdirashiid Janan iyo Siyaasiyiin kale oo kasoo jeeda Gobolka Gedo ee Jubaland,waxay usoo socdeen Garowe. Sababta loo xirtay,ayay wararku xaqiijinayaan…
Garoowe: 13 Jan 2024 Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa Garoonka diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir kusoo…
Habayaraatee wax aragti hogaamineed ah oo macno samaynaysa kama muujin arinka SL. Hogaamintu ma’ahan in xaalad la abuuro oo Shacab…
Garoowe, January 13, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Hon…
Mustafa Cagjar oo ah Madaxweynaha Somalida DDSI,ayaa si weyn utaageeray heshiiska isfahan ee Itoobiya iyo SL. Su’aalaha lays waydiinayo,ayaa waxay…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad uu salaadii Jimcaha ka jeediyey masaajidka Madaxtooyada waxa uu ku sheegey in…
Xafiiska Qaramada Midoobe ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyey weerar hoobiye oo lagu soo qaaday xalay, kaasi oo uu…
Maraykanka iyo Britian ayaa bilaabay weerarro ballaaran oo ka dhan ah, kooxda Xuutiyiinta ee ay taageerto Iran, iyaga oo uga…
Laba fariimood oo wax ku ool ah,ayaa kasoo baxay kulankaas dhex maray Madaxweyne Deni iyo Madaxdii hore ee PL iyo…
Wefti heer sare ah oo ka socda Masar,ayaa Axadii booqasho ku tagey Caasimada Somaliya ee Muqdisho. Sidoo kale wafti uu…
Madaxweyne Deni oo ka hadlayay Madal uu martiqaad ugu sameeyay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowlada Puntland,ayaa sheegay in 23-ka Bishan ay…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan Qado sharaf iyo is-xogwareysi ah la qaatay Golaha Wakiilada Dowladda…
Waa dhab Baarlamaanadii Puntland soo maray mid ka mid ah kuwii ugu qiimo badnaa,ayaa udhismay mudo xileedkan. Waxaa ku jira…
Madaxweynaha Jabuuti oo ah Guddoomiyaha Ururka IGAD,ayaa kubaaqay shir deg deg ah oo looga hadlayo Damaca Guracan ee Itoobiya iyo…
“Waxaan xilka wareejinayaa,iyadoo Sool xor tahay,waxaana ahay oo ahaan doonaa Oday Puntlander ah oo Geed baan ka dhex beertay Guriga…
Garoowe: 11 January 2024 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay Munaasabadda xilwareejinta Madaxweyne Ku-xigeenkii…
Amiir Khalid bin Banda,ayaa sheegay in heshiisku soo dhowaa markii ay boqortooyadu hakisay wadahadaladii uu Maraykanku garwadeenka ka ahaa ka…
Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo ICJ, ayaa maanta dhageysaneysa kiis ka dhan ah Israa’iill oo ku saabsan…
Afhayeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe ayaa ka hadlay is-afgaradka ay kala saxiixdeen Somaliland iyo Itoobiya, kaasi oo ay si…
Garoowe: 10 January 2024 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo dib-loogu doortay xilka Madaxweynaha Puntland 2024-2029, ayaa…
Dowladda Ingiriiska,ayaa sheegtay in Maraakiibteeda dagaalka iyo kuwa Mareykanku ay iska caabiyeen weerarkii ugu ballaarnaa oo ay fallaagada Xuutiyiinta Yemen…
Xoghayaha Difaaca Mareykanka Lloyd Austin ayaa weli ku jira isbitaalka Walter Reed ee duleedka magaalada caasimadda ah ee Washington DC.…
Wararka ka imaanaya Gobollada dhexe ee Somaliya,ayaa sheegaya in diyaarad helikobar ah oo u kiraysnayd Qaramada Midoobay ay ku degtay…
Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay soo dhoweynayaan gabagabada doorashada madaxtinimada Puntland ee 8da Janaayo 2024. Waxaan ku bogaadinaynaa shacabka…
Madaxweyne Deni,waxaa laga rabaa in uu qabto Shir Saxaafadeed uu kaga hadlayo arimaha masiiriga ah ee Puntland iyo guud ahaan…
Garoowe: 09 January 2024 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo shalay dib-loogu doortay xilka Madaxweynaha Puntland 2024-2029,…
Madaxweyne Xasan,wuxuu isku marayaa dhowr Wadan oo muhiim ah Siyaasada Somaliya. 1.Eritrea. 2.Egypt. 3. Qatar . 4.Turkey. Ujeedka socdaalkiisa,waxay sheegayaan…
Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa dib u doorashada madaxweyne Deni ugu hambalyeeyay guud ahaan shacab reer…
Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa markii labaad loo doortay Madaxweynaha Dowladda Puntland, kaddib markii uu wareegii saddexaad helay 45 cod, halka…
Madaxweynaha Dowlada Puntland 2024-2029. Yaa doortay? 12-Xildhibaan Gobolka Mudug. 18-Xildhibaan Gobolka Bari. 8-Xildhibaan Gobolka Sanaag. 15-Xildhibaan Gobolka Sool. Hal Guri…
Maanta,waxaa ka dhacay Magaalada Boorame oo xarunta Gobolka Awdal bannaanbax markii hore loo soo abaabulay in lagu taageero is-afgaradka Somaliland…
Ururka suxufiyiinta ee Somaliland,ayaa sheegay in laamaha amniga ee Somaliland ay xireen Saddex Weriye oo ka tirsan Telefiishanka MMTV xilli…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka…
44-Cod Wareega 1-Aad waa macquul aad usareeya in uu Deni ku guulaysto Doorashada. Wareega 1-Aad,waxaa Caawa Garowe looga doodayaa in…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee burinta is-afgaradka dowladda Itoobiya iyo…
11-Musaharax Madaxweyne iyo 11-Musharax Madaxweyne xigeen,ayaa isku diiwaangeliyay Doorashada 8-Janaayo 2024 ee Puntland. Halkan ka akhriso Magacyada:- https://twitter.com/jibril_qoobey/status/1743635234141196398?t=9m-afTB8Q7XusczHH-qvHw&s=19