Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo ku dhawaaqay Goa’aan taarikhiya oo ku aadan Doorashooyinka Puntland 2024. Halkan ka…
Browsing: Somalia
Ciidamada Israa’iil,ayaa sheegay in ay Waqooyiga Marinka Qasa ka heleen mid ka mid ah kaydka ugu weyn ee hubka Xamaas.…
Maxkamad ku taalla Tehran,ayaa ku xukuntay Dowladda Mareykanka in ay bixiso ku dhawaad $50-Bilyan oo ah magdhow. Madaxweynihii Mareykanka ee…
Dowlada Ingiriisku,waxay u olalaynaysaa badbaadinta Muuse Biixi iyo Maamulka Somaliland. “Goojacade,waxa ku jabiyay Ciidamaad SL waa idinka PL ah,waxaan haatan…
MW Xasan qorshihiisii wax ka badalka Dastuurka,waa la laabtay ugu danbayn. Laba culays,ayaa ku khasbay in uu hakiyo qorshahaas,kuwaasoo kala…
Su’aalaha lays waydiin karo,waxaa ka mid ah …. Hadii Isimo go’aamin karo habka Doorasho ee Dowlada Puntland ay qaadanayso maxay…
Qaar ka mid ah Garaadada Sool,ayaa soo saaray go’aamo ay xal ugu arkeen muranka Doorasho ee Puntland. Igo’aamadoo,waxaa ugu muhiimsanaa……
Garowe: December 05, 2023: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa, ayaa magacaabay…
Tirada dadka lagu dilay Qasa tan iyo markii uu dagaalku bilowday,ayaa gaartay 15,899, sida ay sheegtay waaxda Caafimaadka ee Xamaas.…
Faransiiska,ayaa ku dhawaaqay in uu xayiray hantida hogaamiyaha Xamaas Yahya Sinwar, taasoo qeyb ka ah cunaqabateynta cusub. Sida lagasoo xigtay…
Madaxweyne Vladimir Putin ayaa Arbacada booqan doona Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta, Aqalka Kremlin-ka ayaa sidaas ku dhawaaqay, xilli Moscow ay…
Gudoomiyayaasha Baarlamaanada DG JL,KG,Galmudug iyo Hirshabelle oo qaadacay wada shaqaynta Baarlamaanka Fadaraalka iyo ka shaqayanta dib u eegista Dastuurka. Kulan…
Markab dagaal oo Maraykanku leeyahay,ayaa ku soo riday Badda Cas diyaaradaha aan Duuliyaha lahayn ee Xuutiyiinta. Warar horey u soo…
Duqeymo culus,ayaa ka socda koonfurta Qasa,iyadoo hay’adaha udooda xuquuqda aadanaha ay sheegayaan in waxa halka ka dhacaya ay tahay wax…
Ciidamada difaaca Israa’iil ee IDF ayaa ku warramaya in saddex ka mid ah ciidamadooda lagu dilay dagaallo shalay ka dhacay…
Qof sitay Jaakad qarax ku xiran yahay,ayaa isku qarxiyay dhalinyaro doonaysay in ay qortaan Ciidanka Gorgor. Afar Qof,ayaa dhaawacmay kaddib…
Wasaaradda arrimaha gudaha ee Qasa,ayaa sheegtay in 7 Falastiiniyiin ah lagu dilay weerar xagga cirka ah oo Israa’iil ku qaaday…
Cunaqabataynta Hubka,waxaa kasii muhiimsan oo la socota Siyaasada la Madax banaynayo. Bilaha soo socda,waxaa ka bixi doona Somaliya Xaafiiska Siyaasada…
Garoowe: 02 December 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay Xisbiyada siyaasada Puntland, shirkaasi oo…
Israa’iil ayaa ku wargelisay dhowr waddan oo Carbeed inay doonayso inay ka abuurto aag difaac ah dhinaca Falastiiniyiinta ee soohdinta…
Garowe, December 02, 2023: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Abdi Farah Juxa ayaa magacaabay Xoghayeyaasha…
Guddiga Doorashooyinka Puntland wuxuu baahiyay Qandaraasyada hoos ku xusan oo kala ah 1. Qandaraaska Kiraynta Baabuurta (Provision of Rental Vehicle…
Garoowe : 02, December 2023 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland…
Garoowe: 01 December 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi…
Maanta oo Jimca ah,ayaa la khafiifinayaa Cunaqabataynta Hubka ee saaran Somaliya mudo ku siman 30-Sano. Taangiyada,ayaa ku jira Hubka loo…
Militariga Israa’iil,ayaa dib u bilaabay howlgallo ka dhan ah Xamaas kadib markii ay ku eedeeyeen in ay jebiyeen xabbad-joojin ku…
Shiinaha oo ah awooda Labaad ee Dhaqaalaha caalamka,waxuu Somaliya ugu deeqay Lacag ka yar $140-kun. Halka Midowga Yurub ugu deeqay…
Waa markale iyo Shir,isagoo Gacantu uduuban tahay Madaxweyne Xasan. Shirka isbadalka Cimilada,waxaa ku filnaa heer Wasiir,hadii laga fursan waayana Ra’isalwasaare,balse…
Ammaanka,ayaa sare loo qaaday Magaalada Quddus ka dib toogashada Saddex Qof iyo dhaawaca16 kale. Afhayeen u hadlay Booliiska Israa’iil,ayaa sheegay…
Ugu yaraan 23 Qof,ayaa ku dhintay Daacuun ka dilaacay bulshooyinka ku barakacay fatahaadihii dhawaan ka dhacay Bariga Itoobiya, sida ay…
Dowladda Puntland,ayaa markii ugu horreysay ka hadashay Doon kaluumeysi oo shalay lagu qafaashay Xeebaha Qandala ee Gobolka Bari. Guddoomiyaha deegaanka…
Israel ayaa sheegtay inay oggolaatay in xabbad-joojinta Xamaas lagu kordhiyo ugu yaraan hal maalin oo kale, sida ay ciidamada difaaca…
Hubka Somaliya loo fasaxayo waa noocee? Taangiyada kuma jiraan. Diyaaradaha kuma jiraan. Madaafiicda qaar kuma jiraan. Yay Hubka ka keensan…
Garowe : 29 November 2023 Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa furay shirweynaha sanadlaha ah ee Arrimaha diinta…
Duulimaadyada gargaarka ee siday cunnada, sahay caafimaadka iyo dharka qaboobaha ayaa ah kuwii ugu horreeyay ee oo ay leeyihiin militariga…
Dowladda Kenya,ayaa Talaadadii sheegtay in daadad xooggan oo ka dhashay cimilada ee El Niño ay ku dhinteen 120 oo qof…
Garoowe, November 26, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha…
Buuqii dhacay ee fursada unoqday Mucaaradka Hubaysan,waxaa sababay Gudoomiyaha oo fududaystay arimaha qaarkood,balse haatan Shaqadu Gacantiisay si buuxda ugu jirtaa.…
Xisbiyada Siyaasada ee Mucaaradka ah,ayaa taageeray sii socoshada Dimuqraadiyada oo ay ugu horayso isdiiwaangelinta. Warqad ay Wadajir usoo saareen,ayay ku…
Kalfdhiga Afraad ee Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya,ayaa Maanta si rasmi ah ufurmay. Waxaa la filayaa in uu ka duwanaado Sadexdii Kalfadhi…
Soomaaliya waxay xubin ka tahay QM, AU, IGAD, AL iyo OIC oo ah ururo mudnaanta koowaad ee loo dhisay ay…
Madaxweyne Biden,ayaa sheegay in asaga iyo kooxdiisu ay toddobaadyo ka shaqeynayeen joojinta dagaalka, sidoo kalena ay cadaadis ku saarayeen in…
Muuqaalkan,waa Maleeshiyada Jimcaale oo Hoobiyaha tuuraya. Dooxada kasoo horjeeda Ligle,ayuu Hoobiyuhu uyaalaa Maleeshiyada Jimcaale,waxaana duubtay Drons Sirdoonka PL leeyihiin. Markii…
Way dhabowday xogtii sheegaysay in Gudiga Baarlamaan ee loo xilsaaray soo diyaarinta Xeerka Doorashada ay Gacanta ku hayaan Mucaaradku. 11-kii…
Guddiga Baarlamaan ee loo xilsaaray dib u eegista Xeerka Doorashooyinka Puntland ee ay soo gudbiyeen Golaha Xukuumada,ayaa Baarlamaanka ka codsaday…
Garoowe: 23 November 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed…
Mooshin ka dhan ah Gudoonka Baarlamaanka,ayaa bilowday,waxaana ilaa iyo hada abaabulan 26-Xildhibaan. Sida ay ii xaqiijiyeen Xildhibaanada Mooshinka abaabulaya ilaa…
Dowladda Israa’iil iyo Xamaas,ayaa Arbacadii ku heshiiyey in afar maalmood la hakiyo dagaalka, si loo oggolaado in lasii daayo 50…
Waxaa saaka ku qabsoomay xarunta dhexe ee Guddiga Doorashooyinka Puntland munaasabadda dhaarinta Guddoomiyayaasha Gobollada ee Hay’adda Doorashooyinka puntland ee PEC.…
Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden,ayaa sheegay inuu heer gabo gabo ah marayo heshiis ay yeelanayaan Xamaas iyo Israa’iil. Saacadihii la soo…
Ogow fursadahaas Siyaasadeed,waa ufurnaayeen,waana ku Caano maali lahaa Deni? 1.Haduu Faroole la heshiin lahaa oo Wiilkiisa Wasiirka siin lahaa,waxuu heli…
Madaxweyne Deni,waxuu ku dhawaaqay Wada xaajood in uu diyaar u yahay,hadana hawlihiisa,ayuu sii watay. Shalay Ciidan xoojin ah,ayuu soo geliyay…
Sirdoonka Puntland xaqiiqdii Shaqo wanaagsan ayay hayaan,waxayna muujiyeen Laba kaclayn mudadii ugu danbaysay. Si gaar ah Ciidamada Dharcadka ah ee…
Dib,ayaa loo dhigay Laba Todobaad gaarista go’aanka fududaynta Cunaqabataynta Hubka ee saaran Somaliya. 1-da December,ayaa loo fariisanaya markale,waxaana dood ka…
Maxay Xasan Shiikh ugudbiyeen Mucaaradka hubaysan? Siyaasada? B.In ay xiriir la leeyihiin 3-ka mid ah Xisbiyada oo aysan Doorashada galayn,taasina…
Fariintayda Madaxweyne Deni? Xaalada aad hada ku jirto,waxaa,iyadoo kale soo maray Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf rabbi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo. Cabdullaahi…
Dowladu waxay xoojinaysaa amaanka Caasimada,sababa jira aawadood. Ma jiri doono hal Xubin oo Mucaaradka ka mid ah oo Gurigiisa la…
Sida xoguhu sheegayaan kulankii Caawa ee Golaha Wasiirada Fadaraalka,waxuu ka macquulsanaa kii uu kasoo qaybgalay MW Xasan ee hanjabaada iyo…
Madasha oo aan daawaday jawaabteedii ay kaga jawaabayeen baaqii Madaxweyne Deni,waxay ahayd mid aan jiho lahayn. Baaqii wada xaajoodka ma…
Sidii la filayay Xisbiyada iyo Gudiga Doorashada wadajir ayay Shir jaraa’id uqabteen saakay oo Sabti ah. Lix ka mid ah…