Weerarkan ma ogaan kari waayin Sirdoonka Israa’iil ee khiyaamo dhagareed aad iweyn,ayaa ka danbaysa. Ujeedka ugu weyn ee ay Israa’iil…
Browsing: Somalia
Dhowr Dal,ayaa ilaa iyo imika ka hadlay xiisada iyo dagaalka ee ka dhex aloosan Xamaas iyo Israa’iil. Mareykanka,ayaa cambaareeyay dagaalka,…
Israa’iil ayaa leh mid ka mid ah Shabakadaha Sirdoon ee ugu ballaaran uguna casrisan Bariga Dhexe, gudaha iyo dibaddaba. Waxay…
Weerarrada ay qaadeen kooxda Xamaas oo u muuqday kuwa qorshaysan,ayaa waxaa uu lahaa Labo Weji. Tobaneeyo Nin oo hubaysan oo…
Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay in ay la dagaalamayaan mintidiin kaga yimid Gaza oo Sabtida maanta ah Israa’iil ka weeraray dhinacyada…
Imaanshaha Xamar ee Firdhiye si weyn ayay uga caroodeen Xildhibaanada SL ku matala Baarlamaanka Fadaraalka iyo kooxaha Damjadiid+Daljir. Casuumadan,waxaa lahaa…
Golaha Deegaanka Degmada Isku-shuban,waa la dhisay si muran la’aan ah oo waafaqsan nidaamka. Wasiir Juxaa,ayaa tagey oo dhisay,waxaana laga baajiyay…
Waxaa jiray kulan dhexmaray BC iyo Madaxweyne Deni,kaasoo ka dhacay Nayrobi ka hor inta uusan kasoo tagin ee Adis uusan…
Shirkii Golaha Wasiirada Dowlada Puntland ee Khamiislaha ahaa Wasiir Juxaa,waxuu ka jeediyay Khudbad dheer. “21-Degmo in Golahoodii Deegaanku dhismay,ayuu sheegay,waxuuna…
Wax lala yaabo ma’ahan in Dowlad usoo magacaabato Qunsuliyad Magaalo aan Caasimadiisa ahayn Dal kale. Hargaysa,waa mid ka mid ah…
Labaatan Senator oo ka tirsan Xisbiga Dimoqraadiga Mareykanka ayaa Arbacadii taageeray heshiis suurta-gal ah oo ay xiriir ku yeelanayaan Israel…
Tobaneeyo dagaalyahano Deegaanka ah,ayaa lagu dilay Saakay kadib dagaal khasaare badan dhaliyay oo Maleeshiyada Al-Shabaab ku qaadeen inta u dhaxaysa…
Bulshada Rayidka ah ee Puntland oo walaacooda ku aadan sida loo maaraynayo fariisinta Golayaasha Deegaanka kasoo saartay Qoraal. Si gaar…
Golihii Deegaanka Bosaso ee ay diiday Wasaarada Arimaha Gudaha Puntland Shalay saakay,ayaa xoog loogu wareejiyay Xilkii. Ciidamada Badda,ayaa lasoo qaaday…
Sida aan xogta ku helay Maamulka Dekeda Garacad,ayaa looga yeeray Imaaraadka si ay usaxiixaan heshiis Saami looga siinayo Dekeda Shirkad…
Juxaa Caawa hadii Shaqada laga fariisiyo ama uu isagu iscasilo waa halyeey Ummadu ixtiraam uhayso. Dimuqraadiyada in la aamino,waxaa qayb…
Dimuqraadiyadii Qof iyo Cod Deni,ayaa fashiliyay oo ka dhigtay wax uu ku gaaro mudo kororsi. Hadafkiisu,waa 2-Sano oo uu 2026…
Juxaa si cad,ayuu uga hor yimid Doorashooyinkii Waaciye iyo Bosaso,waxuuna ku dhawaaqay in aysan waxba ka jirin. Waa hadal cad…
Wadadii Waaciye qaaday ayay Bosaso qaaday oo waxay yeelatay Laba Gole Deegaan. Waa nasiibdarro xaqiiqdii laga baaqsan karay. Dhibka,waxaa keenay,waa…
WAR-SAXAAFADEED | BAAQ NABADGELYO : Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ahmed E. Osman Karaash oo ku hadlaya…
Hadii mudayntaas loo Gacan baneeyo Wasiir Juxaa oo uu faragelinta ka daayo Deni iyo Xisbigiisu waa guulaysanayaan fariisinta Golayaasha Deegaanka…
Warkii ugu danbeeyay ee dagaalka Saaxo,waxay xaqiijinayaan Geerida iyo Dhaawaca Beesha Leelkase in ay tahay…. -16-Dhimasho ah 2-14 Dhaawac ah.…
Dhimashada dhanka Beesha Leelkase,waa 14-Qof halka Dhaawucu aad ubadan yahay,walina Xabadu waa socotaa. Waxaa la ii xaqiijiyay in Maydadka Beesha…
Wasaaradda Arimaha Gudaha Puntland ayaa maantay war kasoo saartay Fariisinta iyo dhaarinta Golayaasha degaanka Degmoyinka Puntland. Juxaa hadii loo daayo…
Madaxweyne jooji dhabarjabinta Dimuqraadiyada. 2-Sano oo ku darsasha ah,waxay toos uga hor imaanaysaa Dimuqraadiyadii aad bilowday kuuna ahayd taariikhda wanaagsan.…
Gudoomiye kadaa hagardaamaynta oo bohol haka tuurin Puntland. Jooji mudo kordhinta aad abaabulayso ee miiska kuu saaran,adoo tixgelinaya Ummadan jiritaankeeda.…
Sadexda Bilood ee harsan,waa lagu qaban karaa Doorashada Madaxweynaha Puntland oo lasoo hormariyay. Sidoo kale 3-da Bilood ee xigana,waa lagu…
Degmada Waaciye,waxii ka dhacay,waxay tusaale uyihiin fawdaynta Dimuqraadiyada ee la wado. Laba Gole Deegaan,ayaa loo dhaariyay Waaciye. Mid,waxaa lagu doortay…
Xasan iyo kooxdiisa,waa looga adkaaday loolankii Saxaafada. Sababta looga adkaaday,waxay tahay in Xasan iyo kooxdiisu ay u arkaan Mucaaradka Beel…
Garoowe: September 30, 2023: Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland (PEC) Mudane, Fu’aad Abshir Axmed(Adeer) oo uu weheliyo guddoomiye kuxigeenka Guddiga Mudane,…
Puntland hal Doorasho,ayaa ka dhacaysa,waana mida Dadweynuhu ku dooranayo Madaxweynaha,ku xigeenkiisa iyo Baarlamaanka. Gudiga Doorashada rasmiga ah ee PEC,ayaana ay…
Codsigii Dowlada Somaliya ee ahaa in dib loo dhigo bixitaanka Ciidamada Midowga Afrika ka socda mudo 3-bilood ah,waa la aqbalay.…
Jabuti,ayaa Codsi udirtay Golaha Amaanka Qaramada Midoobay,kaasoo lagu codsanayo in dib loo dhigo bixitaanka 3000-Askari. Codsigaan,ayaa waxaa saxiixay Wasiirada Arimaha…
Waxaa la joogaa xiligii uu Madaxweyne Laftagareen ubareeri lahaa ka hor imaadka Xasan iyo kooxdiisa. Waxaa muuqata in mudo kordhintii…
Waxa kulmay,waa Madaxweyne Deni iyo Wasiir Aadan Barre ee maysan kulmin Deni iyo Axmed Madoobe. Aadan Barre,waxuu mudo ka Nabadoonaynayay…
Madaxweyne Deni,waxuu soo gaaray Nayrobi kadib mudo Bil ah oo uu ku maqnaa Wadamada Carabta. Durba,waxuu Nayrobi kula kulmay Wakiilada…
Golaha Deegaanka Bosaso,ayaa dhawaan la dhisayaa haduu rabbi idmo. xisbiyada,ayaa ukala helaya Sidatan… 1.Duqa Magaaladu,waxuu ka imaanayaa Xisbiga Sincad. 2.Ku…
Trump iyo Wiilashiisa Eric iyo Don Jr waxay sameeyeen wax is-daba marin, iyagoo sanado badan sare u qaadayey qiimaha hantida…
Midowga Afrika,ayaa diiday Codsigii Dowlada Fadaraalka Somaliya ee ahaa in 90-Cisho dib loogu dhigo bixintaanka Ciidanka Atmis Farsamo ahaan. Codsiga…
Xaqiiqdii Shaqo la mahdiyay ayay qabteen Gudigii KMG ee Doorashooyinka Puntland. Taariikhda baal dahab ah,ayay ka galeen,waxayna kasbateen Quluubta Shacabweynaha.…
Xoghayaha Difaaca ee Dalka Maraykanka Lloyd Austin iyo Wasiirka Difaaca ee Kenya Aadan Barre Ducaale,ayaa qalinka ku duugay heshiis soconaya…
Al-Sissi oo ahaa Wasiirkii hore ee difaaca,ayaa hoggaamiyey Afgmabi xukunka looga tuuray Madaxweyne Maxamed Morsi 2013-kii kadib dibad-baxyo ka dhan…
Socdaalka Xoghayaha Gaashaandhiga Maraykanka ee Jabuti,waxuu ahaa mid guud oo dhoolatus Siyaasadeed u ah Ruushka iyo Shiinaha. Ujeedka Maraykanku,waa “Afrika…
Ajandaha Kalfadhiga Baarlamaanka Puntland,Waxaa ku jira uyeerida Garsoorayaasha Maxkamada Sare oo lagu eedeeyay musuq,waxayna ubadan tahay in Baarlamaanku kalsoonida kala…
Xoghayaha Difaaca Maraykanka Lloyd Austin,ayaa shalay magaalada Jabuti kula kulmay Madaxda Jabuti iyo Madaxweynaha Somaliya. Weli ma soo shaac bixin,waxa…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland waxay u hambalyeynaysaa Goleyaasha Deegaanka 19 Degmo ee la dhisay, kuwaas oo…
Ciidanka Dembi-baarista ( CID) ee Booliska Puntland ayaa xaqiijiyey geerida Mohamed Saalim Mohammed oo dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka…
Waxaa laga xareeyay Ciidamadii uu Talyaha u ahaa ee PISF. Sidoo kale,waxaa la xiray Xaruntii Taliska u ahayd. Sababta keentay…
Sawiradan,waa Gaadiid sida Qalabkii Ciidamada Atmis ee la qorsheeyay in ay ka baxaan Somaliya Bishan 25-keeda. Dadku waxay iswaydiinayaan halka…
Musefeni,ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ku sheegay in ergayga Somaliland ee Uganda uu Aqalka Madaxtooyada kusoo booqday, haseyeeshee…
Madaxa Ciidamada Suudaan,ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in uu la xaajoodo Ciidamada ay is hayaan ee RSF, si…
Jimce, 23kii Sebtembar 1983kii, waxaa magaalada Addis-Ababa, caasimadda dalka Itoobiya, ku geeriyooday, Eebbe haw naxariistee, Max’ud ”Gurey” Cilmi Sarmaan. Afartan…
Ilaa Labaatan Qof oo badankood shacab ah,ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Qarax Gaari xamuul loo adeegsaday oo galinkii…
Kulanka Xamse iyo Biden,waa mid quseeya salaan mana ahayn Shir doceed Labada Dowladood dhexmaray. Intaas marka laga yimaado waxuu booqan…
Jabuuti,ayuu Gaaray si uu kaalmo Ciidan iyo Taageero uga dalbado Ismaaciil Cumar Geelle. Arimaha ugu waa weyn ee kulanka Labada…
Puntland si cad,waxay usheegaysaa in la hakiyo Dayn Cafinta,hadii la Cafiyana aan la qaadan Dayn cusub. Waxay soo jeedisay in…
Qandaraasle kasoo shaqeeyey Waaxda Arrimaha Dibedda iyo tan Cadaaladda ee Mareykanka ayaa loo xiray eedeymo ku saabsan inuu u basaasay…
Garoowe: 21 Sep 2023: Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-Guddoomiyey Shirka Golaha…
Puntland,waxay soo ceshatay awoodihii ay horay sida fudud uwareejisay. Sida uu dul istaagay Wasiir Dhabancad Puntland wax Qaybsiga Mashaariicda,waxay qabtaa…
Halkan ka akhriso:-