Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidamada Amaanka PL oo ka hor tagay hir Qaraxyo ah
    Puntland

    Ciidamada Amaanka PL oo ka hor tagay hir Qaraxyo ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 26, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hawlgalada Amniga Bosaso lagu xoojinayo ee Dadka faraha badan lagu qabtay,waa kuwo loo baahnaa.

    Dadkaas,waxaa laga dhex helayaa Dad muhiim ah iyo xogo,waxayna baqdin gelinaysaa Sharwadayaasha.

    Wax fudud mahan in Laba Qarax la fashiliyo,isla markaana la helo Geeri iyo Nolol Dadkii waday.

    21-kii Bishan,ayay ahayd markii ay soo baxday xog sheegaysa in Lix Nin oo 5-Ajaanib tahay soo galeen Bosaso,iyagoo Qaraxyo ku raran.

    Bartilmaameedkoodu,waxa uu ahaa……

    1.Fariisinka Ciidanka Badda ee Jidka Sodonka.
    2.Isbitaalada.
    3.Hotelada.
    4.Iskuulada.
    5.Wadooyinka Dadka badan.

    Laamaha amaanku xogtaas si muuqata ayay uga hawlgaleen,waana ka miro dhaliyeen,waxayna umuuqataa 70% in ay xaqiiqoowday.

    Pisa si firfircoon ayay ushaqaynaysaa,inkastoo heerkii laga rabay marka lagu qiimeeyo PL-ta ay utahay Indhaha aysan gaarsiisnayn.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.