Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidamada Booliska Mudug Ee PL oo Gacanta ku dhigay Diyaarado Drons ah
    Puntland

    Ciidamada Booliska Mudug Ee PL oo Gacanta ku dhigay Diyaarado Drons ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 26, 2024Updated:August 26, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    5-Sameecadood oo waa weyn oo ay ku dhex jiraan 5-Diyaaradaha Drones-ka ah ayay qabteen Ciidanka Booliska Mudug ee PL.

    Sameecadaha,ayaa ku rarnaa Gaari Bas ah oo kuwa Gobollada ukala safra ah,waxaana lagu qabtay Bartamaha Magaalada Gaalkacyo.

    Ciidanka Booliska oo ku jira hawlgal amni xoojin ah,ayaa si kedis ah ula kulmay Baabuurka mar ay baarayeen Astaanka Gawaaridu ka baxdo,waxaana tuhunka dhaliyay markii mid ka mid ah Sameecadaha oo Qarax ku diyaarsanaa ay Dhulka ku dhacday oo ay Qarax samaysay.

    Sameecad walba,waxaa ku jira Hal Drone,waxayna ahaayeen Afar kuwa Qaraxyada qaadi kara ah iyo mid kuwa wax duuba ah.

    Kadib qabashada 5-tan Dron Ciidamada Booliska Garowe,waxay iyaguna baareen Sameecad ay maalmo ka hor qabteen oo laga shakisanaa,waxaana laga dhex helay Dron.

    Tirada Guud ee haatan Ciidanku Gacanta ku hayaan,waa 6-Dron.

    Sidoo kale Ciidamada amaanku,waxay Gacanta ku dhigeen Qofkii Garowe ujoogay,Qofkii Galkacyo ujoogay,Xaafiiskii Basaska iyo Qofkii Xamar ay ku socotay Saacado gudahood.

    Drons-kan,waxaa loo waday Xamar,waxaana lahaa Shabaab,waxayna kasoo dageen Dekeda Bosaso.

    Xogahan,waa hordhac aan kasoo helay laamaha amaanka Puntland,waxaana socota baaris.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.