Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»CDPL iyo firxadkii argagixisada oo isku helay Toga Baallade
    Puntland

    CDPL iyo firxadkii argagixisada oo isku helay Toga Baallade

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 22, 2025Updated:August 22, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dagaalku,wuxuu ka socdaa Laba dhinac Maragade iyo Cali Yucrin.

    Celli yucrin,way la wareegeen Ciidanka Difaaca PL.

    Dhinaca Maragade ayay Dumar iyo Caruur ku jiraan,waxaana Ciidanku ku dhow yahay Laba Ceel oo ay joogaan Xaasaskaas,walina dagaalku,waa socdaa

    Ciidamada difaaca Puntland,waxay kaloo ka sifeeyeen argagixisada Ceel biyood kale.

    Ciidamada Labada jiho kasoo socday way isa soo gaareen oo waa isku yimaadeen.

    Goobihii Maanta laysku farasaaray,waa laga sifeeyay argagixisada intoodii badnayd kaliya meel Bariga xigta ayay firxad ahaan isku urursadeen.

    Khasaaraha Ciidamada PL soo gaaray,waa 11 Shahiiday iyo 34 dhaawac ubadan mid fudud.

    Dhanka argagixisada khasaare balaaran,ayaa la gaarsiiyay,waxaa xataa badnaa kuwooda isqarxiyay.

    Muhiimada ugu weyn ee la gaaray,waa in la helay Godadkii ay kusoo jabeen oo ay ku dhuumaalaysanayeen,isla markaana Xaasaska iyo Madaxda kula soo carareen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.