Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidamada Difaaca Puntland oo si weyn ujabiyay argagixisada
    Puntland

    Ciidamada Difaaca Puntland oo si weyn ujabiyay argagixisada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 11, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Laba Gaari iyo 6-Mooto oo Qaraxyo ku raran yihiin iyo ku dhawaad 400-Nin, ayay Ciidanka kusoo weerareen Xalay Saq dhexe.

    Dagaalkaas ilaa hada Xabadiisu,waa sii Wiifleedahay oo Ciidanka,ayaa cayrsaday firxadkooda.

    Ku dhawaad 100,ayaa laga dilay argagixisada,waxaana la baaxsanayay ilaa 16-km.

    Ciidanka Difaaca Puntland khasaarahoodu,waxa uu hada marayaa…

    1.Shahiid 28-Askari.
    2.Dhaawac 85-Askari oo 10 culus tahay.

    Ciidanka PL,waxay muujiyeen Geesinimo yaab leh,waxayna Nimanka kula dirireen Buuro ay ka samaysteen Difaac adag.

    Dagaalka Maanta,waxay argagixisadu iska soo hormarisay Somalidii ku jirtay ee awal ay gadaal mariyeen,taasoo muujinaysa in Ajaanibkii sii jabayo.

    Hawlgalku si qurux badan,ayuu usocdaa,waxaana sareeya Niyada Ciidanka.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.