Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Dhuusamareeb waxaa ka dhacay dagaal udhaxeeya Ciidamada Dowlada ee Magaaladaas ku sugan. Hal Askari,ayaa ku dhintay,waxaana ku dhaawacmay 2-kale. Dagaalku mar danbe,ayuu istaagay. Dhuusamareeb waxaa ku sugan RW Rooble.