Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidamada Eretereya oo ku biiray dagaalka udhaxeeya Tigreega iyo Mileteriga Itoobiya
    Somalia

    Ciidamada Eretereya oo ku biiray dagaalka udhaxeeya Tigreega iyo Mileteriga Itoobiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 1, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Ereteriya,ayaa Khamiistii shalay weerar ku qaaday gobolka Tigreega ee woqooyiga Itoobiya, waxayna bartilmaameedsadeen ciidamada Tigreega, sida uu sheegay afhayeen u hadlay ciidamada Tigreega, inkastoo wakaaladda wararka ee Reuters aysan u suurtagelin in ay si madaxbannaan u xaqiijiso warbixinta.

    Getachew Reda, oo ah afhayeenka ciidamada Tigrayga, ayaa bartiisa Twitter-ka ku sheegay in labada “ciidan ay subaxnimadii hore ee saaka weerar ballaaran oo afar jiho ah ku qaadeen degaanka Adyabo ee Waqooyi-galbeed ee Tigray!”

    Afhayeenka dawladda Itoobiya Legesse Tulu, afhayeenka milatariga Kornayl Getnet Adane iyo afhayeenka Ra’iisul Wasaaraha Billene Seyoum iyo Wasiirka Warfaafinta ee Eritrea Yemane Gebremeskel ayaan si degdeg ah uga jawaabin codsiyada ku saabsan inay ka jawaabaan eedeymahan.

    Dowladda Itoobiya ayaa Arbacadii bayaan ay soo saartay ku eedaysay ciidamada Tigreega inay weeraro dhowr jiho ah ku qaadeen ciidamada dowladda.

    Labada dhinac ayaa midba midka kale ku eedeynayaa inuu jabiyay xabbad- joojintii.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    December 20, 2025

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    December 20, 2025

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    December 20, 2025
    Latest Posts

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    Maxaa ka jira saraakiil reer PL ah in ay Xamar ubaxsadeen?

    Wararkii udanbeeyay ee shirweynaha magaalada Kismaayo

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Yaa ka hor istaagay Farmaajo kasoo qaybgalka Shirka Kismaayo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.