Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidamada PL oo dilay daraasiin Maleeshiyada argagixisada ah
    Puntland

    Ciidamada PL oo dilay daraasiin Maleeshiyada argagixisada ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 2, 2025Updated:September 3, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    17-ka mid ah argagixisada ayay dileen Maanta Ciidamada Difaaca PL ee tababarkoodu sareeyo.

    Hawlgalkan,wuxuu ka dhacay Aaga Ceelka Albaraka ee Toga Baallade oo ay firxadka argagixisadu ku dhuumalaysanayeen.

    CDPL,waxaa soo gaaray khasaare gaaraya Lix Askari oo ka Shahiiday iyo 18-kale oo ka dhaawacmay.

    Hawlgalku sidii loogu talagalay,ayuu usocdaa,waxaana isa soo gaaray oo garabka isku qabtay Labada Ciidan ee hawlgalka Baallade ku jira.

    Qorshuhu,waa Ceelasha iyo goobaha harsan in laga sifeeyo argagixisada,iyadoo Cagta la marinayo…..

    1.Xaysimo.
    2.Hantaara.
    3.Baxaya.
    4.Albaraka.
    5.Margade.

    Dhanka kale Ciidamada Difaaca PL,waxay teedsan yihiin oo ku sugayaan firxadka hawlgalka Baallade kasoo baxsada Goobaha kala ah…..

    B.Buruc iyo Bacaad.
    T.Gaaca.
    J.Biyokulule.

    Hadafku,waa in uusan Hal firxad ah baxsan,iyadoo xogta ugu danbaysa sheegayso in Baxaya oo aan lahayn Ceel Biyood ay ku urureen Xaasaskii iyo Ina Faahiye oo wata Ciidan ilaalo ah.

    Maleeshiyada argagixisada ee hada dagaalamaysa,waa kuwa ay uyaqaanaan Guuto 3-Aad oo Ajaanib khaas ah,waxaana xukuma Nin Xabashi ah,waana Maleeshiyadii ay ugu talagaleen difaaca ugu danbeeya in ay ku diriraan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.