Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidamada PL oo ka faa’iday Internet-ka Starlink
    Puntland

    Ciidamada PL oo ka faa’iday Internet-ka Starlink

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 7, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Starlink, adeegga internet-ka xawaaraha sare leh ee uu leeyahay Elon Musk, ayaa si rasmi ah uga shaqo bilaabay gudaha Soomaaliya. Waxaa markii ugu horreysay adeeggan si xeel dheer u isticmaalay Ciidanka Amniga Puntland intii uu socday hawlgalka Cal-Miskaad, si ay u helaan isgaarsiin degdeg ah oo ammaan ah, xilli aysan jirin adeegyo kale oo la isku halayn karo.

    Maanta, adeeggan waxaa si xor ah uga faa’iideysan kara shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku nool meelaha aan lahayn adeegyo isgaarsiineed oo joogto ah.

    Qiimaha qalabka Starlink gudaha Soomaaliya ayaa lagu qiyaasaa $250, halka adeegga bil walba uu ku kacayo qiyaastii $40. Waa fursad muhiim ah oo kobcin karta waxbarashada, ganacsiga, iyo isku xirka bulshooyinka fogfog.

    Internet-ku hadda ma aha raaxo, waa baahi – Starlink-na wuxuu ballanqaaday inuu buuxinayo baahidaas.

    WQ.Gooni.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkiga oo Puntland ku wareejiyay Laba Diyaaradood oo Hub ah

    August 7, 2025

    Maxay ka badali kartaa Beledxaawo Warqada Xamar kasoo baxday

    August 6, 2025

    Ciidamada Difaaca Puntland oo hawlgalo ka fuliyay Buuraha Calmiskaad

    August 6, 2025
    Latest Posts

    Turkiga oo Puntland ku wareejiyay Laba Diyaaradood oo Hub ah

    Ciidamada PL oo ka faa’iday Internet-ka Starlink

    Maxay ka badali kartaa Beledxaawo Warqada Xamar kasoo baxday

    Ciidamada Difaaca Puntland oo hawlgalo ka fuliyay Buuraha Calmiskaad

    Puntland oo la wareegtay Ciidamadii Yube Ee G.Sanaag

    Faallo:-Itoobiya oo dhabarka ka jabisay Xasan Shiikh

    Shaqaalaha DFS oo aan qaadan Mushahaar Bishan

    Afar Qodob oo Puntland ay ka faa’iday Markabka Hubka

    Dowlada Puntland oo sii daysay Markabkii Hubka

    Wefti sare oo Turkiga ka socda oo gaaray Bosaso

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.