Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidamada PL oo ku dhow in ay soo gabagabeeyaan hawlgalkii Cal-miskaad
    Puntland

    Ciidamada PL oo ku dhow in ay soo gabagabeeyaan hawlgalkii Cal-miskaad

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 22, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Baallade,waa halkii ugu danbaysay ee argagixisada firxadkeedu ku dhuumaalaysanayay,waana lasoo afjaray 90%.

    Inta hawlgalka Miraale iyo Baallade socday,waxaa lagu dilay….

    1.Talyihii Maleeshiyada argagixisada oo Yemen udhashay.

    2.Madaxii dibada uqaabilsanaa oo Somali ahaa.

    1. Saraakiishii higaanada iyo tababarada argagixisada uqaabilsanayd.

    Miraale iyo Baallade,waxaa ugu badan oo lagu xasuuqay,waxay ahaayeen Carabtii ubadnayd dhaawaca ee Godadka kula jirtay min Sadexda Qori.

    Wixii hada ka danbeeya,waxaa harsan Laba Qodob….

    1. In la furo Wadada Dhasaan-Bosaso oo dhererkeedu yahay 70- km.
    2. In Ciidamadii ku hari lahaa Deegaanka la qaabeeyo.

    Hawlgalka Calmiskaad si dhab ah,ayuu uguulaystay,waxayna sameeyeen Ciidamada Difaaca Puntland Taariikh.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    U.S. President Trump Reverts to Tripartite Somalia Policy

    August 9, 2025

    Turkiga oo Puntland ku wareejiyay Laba Diyaaradood oo Hub ah

    August 7, 2025

    Ciidamada PL oo ka faa’iday Internet-ka Starlink

    August 7, 2025
    Latest Posts

    U.S. President Trump Reverts to Tripartite Somalia Policy

    Turkiga oo Puntland ku wareejiyay Laba Diyaaradood oo Hub ah

    Ciidamada PL oo ka faa’iday Internet-ka Starlink

    Maxay ka badali kartaa Beledxaawo Warqada Xamar kasoo baxday

    Ciidamada Difaaca Puntland oo hawlgalo ka fuliyay Buuraha Calmiskaad

    Puntland oo la wareegtay Ciidamadii Yube Ee G.Sanaag

    Faallo:-Itoobiya oo dhabarka ka jabisay Xasan Shiikh

    Shaqaalaha DFS oo aan qaadan Mushahaar Bishan

    Afar Qodob oo Puntland ay ka faa’iday Markabka Hubka

    Dowlada Puntland oo sii daysay Markabkii Hubka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.