Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidamada Puntland oo galay Xaruntii Madaxda Daacish
    Puntland

    Ciidamada Puntland oo galay Xaruntii Madaxda Daacish

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 25, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    15-kii KM ee ka harsanaa hawlgalka sifaynta argagixisada Buuraha Calmiskaad,waxaa la dhamaystiray kala bar oo waxaa la dagay Dhadaar oo ahayd Xaruntii Madaxda Daacish.

    Waxaa harsan gaarida Dhasaan oo ah Saldhiga ugu weyn Calmiskaad ay ku lahayd Argagixisada.

    Dhanka kale si guud in Cagta la mariyo ku dhawaad 500-KM oo isku wareeg ah,ayaa bilaamay.

    Qiimaynta jirta ah,ayaa ah in Khamiista ama Jimcaha lagu dhawaaqikarao in hawlgalku soo gabagaboobay oo Madaxweyne Deni tagi karaa Calmiskaad.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.