Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidamada Puntland oo jab weyn gaarsiiyay argagixisada
    Puntland

    Ciidamada Puntland oo jab weyn gaarsiiyay argagixisada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 31, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gacantii ugu horaysay ee dagaalka,ayaa Saakay dhacday.

    30-Maleeshiyaad kuwa Ajaanibka ah ee aadka utababaran oo Qaraxyo ku xiran yihiin,ayaa isku soo miidaamiyay Furimaha hore ee Ciidanka.

    Jilibka ayay u asteen Ciidanku,wayna laayeen dhamaantood,marka laga reebo Laba ku fakaday Mooto.

    Khasaaraha argagixisada?

    1.30-Maleeshiyaad ah oo wada Ajaanib ah kuli Qaraxyo ku xiran yihiin oo Maydkooda weli laga furfurayo Qaraxyo,taasoo keentay xataa kii isdhiiba in aan la aamini karin oo uu isqarxinayo.

    2.In ay ku guuldaraysteen hadafkoodii oo ahaa Saadka iyo Saraakiisha.

    Dhanka Ciidanka Mujaahidiinta PL….

    1.Talis,waxay ku dhufteen Gaari Qarax.

    2.Labo Gaari oo Qaraxya sidana fadhi Labo Urur ayay isku qeybsheen.

    3.Dhaawaca,waa Sadex Askari iyo Mid Dhimasha ah Ciidanka Mujaahidiinta PL.

    Muxuu muujiyay Weerarkan?

    1.Tuhunkii Siyaasiyiinta oo baxay.
    2.Awooda argagixisada oo muuqatay.
    3.PL dagaalku in uu dhab ka yahay.
    4.Awooda Ciidanka PL.

    Khaladaadka dhacay?

    In Askari walba weli Sito Mopile oo wax duubayo kana waramayo waxa dhacay.

    In Afhayeenkii uusan qaadan doorkiisa oo aan lahayn ilaa iyo hada.

    Talaabada ay tahay in la qaado?

    Waa in Mobilada laga xareeyaa Askarta,isla markaana Afhayeenku Shaqadiisa qabsado.

    Hawlgalku,waa Guulaysanayaa.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/VID-20241231-WA0004.mp4

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/VID-20241231-WA0005.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.