Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidamada Puntland oo soo afjaray argagixisadii Toga-jeceel
    Puntland

    Ciidamada Puntland oo soo afjaray argagixisadii Toga-jeceel

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 24, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Si buuxda,ayaan Gacanta loogu dhigay Sheebaab iyo Deegaamadii ku teedsanaa oo uu ku jiro Fariisinkii Argagixisada ee Gaatir-Oodan.

    Gacan ku dhigida Sheebaab,waxay ka dhigan tahay in lasoo afjaray Toga-jeceel oo dhan 300-km dherer ah.

    Qabashada Sheebaab,waxay kaloo ka dhigan tahay in argagixisada fadhigeedii,Madaxtooyadii iyo Taliskeedii lasoo afjaray Gacantana lagu dhigay.

    Sidoo kale,waxay ka dhigan tahay in Wajigii Labaad ee hawlgalka lasoo afmeeray.

    Guushan,waxaa lagu xaqiijiyay Dhiig iyo Dhaqaale door ah oo loo huray,waxaana Cagta la mariyay ku dhawaad 500-Xubnood oo argagixisada ah.

    Wajiga Sadexaad ee hawlgalka oo ah sifaynta Guud ee firxadka,ayaa ku xigi doona oo Maalmo kadib bilaaban doona.

    Puntland,waxay Wadajir usamaysay Taariikh,waxaana Guushan Mahadeeda iska leh Ciidamada,Shacabka iyo Maamulka.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/02/VID-20250224-WA0007.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.