Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidamadii ka hawlgalay Mudug iyo Nugaal oo loo Mahadceliyay
    Puntland

    Ciidamadii ka hawlgalay Mudug iyo Nugaal oo loo Mahadceliyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe: 24 September 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay Ciidanka Madaxtooyada iyo Ciidanka PMPF oo kawada howlgaleyay safaradii Madaxweynaha ee Gobollada Nugaal iyo Mudug.

    Cutubyada ciidanka Madaxtooyada ee uu la kulmay Madaxweynuhu, ayaa kala ahaa horinta 2-aad ee Ciidanka Madaxtooyada oo soo dhameysatay tababar khaas ah, horinta 12-aad ee ciidanka Madaxtooyada iyo Ciidanka PMPF ee shaqada Madaxtooyada sii waday mudadii tababarku u socday horinta 2-aad.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa warbixin ka dhegaystay taliyaha Ciidanka Madaxtooyada iyo saraakiisha Ciidanka, wuxuuna ku boggaadiyay sida wanaagsan ee ay waajibaadkooda u guteen Ciidanku.

    -DHAMMAAD-

    -XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/09/VID-20240924-WA0013.mp4

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.