Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidanka PSF-ta oo howl-gallo ka fuliyay degaano katirsan Gobalka Haylaan (Sawirro)
    Somalia

    Ciidanka PSF-ta oo howl-gallo ka fuliyay degaano katirsan Gobalka Haylaan (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 20, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka PSF-ta Dowladda Puntland ayaa saacadihii lasoo dhaafay Howlgallo culus oo lagu xaqiijiyo amniga, ka fuliyay Buuraleyda iyo dhulka xeebaha ee Durduri iyo Ceelaayo ee Gobalka Haylaan, sida lagu sheegay qoraal lagu baahiyay barta Facebook ee Ciidanka PSF-ta.

    Qoraalka Ciidanka PSF-ta ayaa lagu sheegay in howlgalkan uu qeyb ka yahay, howlgallo Joogto ah oo Ciidanku ay ka wadaan buuraha Cal-madow oo ay ku dhuumaaleysanayaan maleeshiyaad katirsan Ururka Al-Shabaab.

    “Ciidamada PSF waxay 24-kii saac ee la soo dhaafay hawlgallo amni sugid ah ka sameeyeen Buuraleyda iyo dhulka xeebaha ah ee degaanada Durduri iyo Ceelaayo ee gobolka Haylaan, Puntland, Soomaaliya” ayaa lagu yiri qoraal lagu baahiyay barta Facebook ee Ciidanka PSF-ta Puntland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.