Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciyaaraha Gobollada Puntland oo si qurux badan ufurmay
    Puntland

    Ciyaaraha Gobollada Puntland oo si qurux badan ufurmay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 10, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garowe: 10 December 2024: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyas Osman Lugatoor, ayaa galabta furay tartanka koobka kubadda cagta Gobolada Puntland oo ah kii 10-aad ee la qabto, oo sanadka ay martigelinayso caasimadda Garoowe.

    Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland ayaa muujiyey muhiimadda ay Dowladdu siisay in joogto loo qabto tartanka Ciyaaraha Gobolada Puntland, maadaama ciyaaruhu ay ka qeyb-qaataan nabadgelyada, isdhexgalka bulshada iyo horumarka, wuxuuna boggaadiyay doorkooda saliim ka ah ee qabsoomidda koobka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Xiriirka kubadda cagta, Gobolada , Shirkadda Isgaarsiinta Golis Telecom oo maalgelisey Koobka, Ciyaartooyda iyo dhammaan taageerayaasha.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/AQMobgs1f2XYP0e22T1T3XT4ZTXMqOW-qlx3GYKQXMkd-kmnaAKBS3jspnNsq_bdADs0DpzGP9aiM0w_DnpDuvSm.mp4

    -DHAMMAAD-
    -XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADA PUNTLAND-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.