NUGAAL 2-2 MUDUG,waxaa Gool ku laad kusoo baxay xulka Gobolka Nugaal.
Hanbalyo Nugaaal Fardaha Kubada Cagta Puntland.
Xaqiiqdii PL,waxay muujisay awood Maamul..
1.Dagaalka argagixisada Diyaar garowgiisa.
2.Koobka Kubada Cagta ee hawsha badan.
3.Shaqadii Maamul ee si fiican usocota.
Puntland waa awood qaangaar ah.