Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Jubbaland ee sugaya amniga madaxwayne Axmed Maxamed Islaam ayaa goor dhawayd u duulay magaalada Dhuusamareeb oo lagu wado in uu maanta ka furmo shirka dowlad goboleedyada dalka.