Raโiisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaโarke,ayaa ka hadlay isbaddalkii dhowaan ka dhacay Soomaaliya ee lagu doortay madaxda cusub ee DFS, hawlaha mudnaanta leh ee horyaala Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud iyo Raโiisal Wasaaraha cusub Xamse Cabdi Barre.
Halkan ka daawo muuqaalka
