Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Qaraxii ka dhacay duleedka Muqdisho,waxaa ku dhintay 6-qof. Sidoo kale waxaa ku dhaawacmay 7-kale oo laba qof culus tahay,sida uu xaqiijiyay Agaasimaha Isbitaalka Madiina oo Maydadka iyo dhaawaca la keenay. Jibril Qoobey.