Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Dagaal culus,ayaa ka socdo isgoyska Carwo Itko ee kala qeybiya dgemooyinka Howl-wadaag iyo Wardhiigley. Waxa laysku adeegsanayaa rasaaas fudud iyo Baasuukayaal. Illaa iyo hadda ma cadda cidda dagaalamaysa.