Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dagaalka Daacish kadib iyo Deegaamada laga sifeeyay
    Puntland

    Dagaalka Daacish kadib iyo Deegaamada laga sifeeyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 6, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sawiradan,waa Degmada Balidhidhin oo mar looga baqi jiray argagixisada,haatanse laga nadiifiyay iyada iyo Deegaamada hoos yimaada si buuxda.

    Dhulka argagixisadu damacday in ay degto,waa mid Hodan ah oo Barwaaqo ah.

    Dagaalka kadib Dhulkaas,wuxuu ubaahan yahay Qorshe gaar ah oo iskugu jira mid ilaalin amni ah,adeeg Bulsho iyo mid maalgashi.

    Ilaalinta Amniga?

    Waa in laga sameeyaa Sadex fariisin Ciidan…..

    1.Balidhidhin.
    2.Turmasaale.
    3.Dhaadaar.
    4.Wadada Dhaadaar iyo Bosaso oo la furo.
    5.Garoon Diyaaradeed oo KMG ah Dhaadaar.

    Maalgashiga?

    1. In la sameeyo Mashaariic Dalxiiska ah.
    2.In la sameeyo Mashaariic Macdanta ah.
    3.In Kaabayaasha Dhaqaalaha la hormariyo.

    Adeega Bulshada?

    1.In kor loo qaado adeega Bulshada Asaasiga ah.
    2.In dib udajin loo sameeyo Dadkii barakacay.
    3.In Haweenka Deegaanka gaar loogu sameeyo Mashaariic Noloshooda kor loogu qaadayo.

    Danbiilayaal danbe in ay kusoo dhuuntaan Dhulkaas muhiimka ah,waa in laga taxadaraa.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/03/AQOivt249gqBNXuJhOP7dE10cxL3uiQL9WDreAsZdcI2WiWKKJRkVE80ooJOBfRJqkSHcJVqQyKCviw0AQ_pdvs3.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/03/YO-dHJJEWGXnZRt3.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.