Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dekeda Garacad oo Udub dhexaad unoqotay loolanka Turkiga iyo Imaaraadka?
    Puntland

    Dekeda Garacad oo Udub dhexaad unoqotay loolanka Turkiga iyo Imaaraadka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 26, 2024Updated:April 26, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Imaaraadku,waxay ku dadaalayaan in ay Gacanta ku qabtaan Dekeda Garacad oo dhawaan kusoo biirtay Dekedaha muhiimka ah ee Geeska.

    Ujeedka Imaaraadku,waa in aysan ka jirin Wadamada Badda Cas Dekedo la tartami kara Dekedahooda.

    Halka Turkigi ay ku diriirayaan in ay Somaliya ka saaraan Imaaraadka,si gaar ahna Dekeda Garacad oo muhiimad weyn ay ka leeyihiin Imaaraadka aysan u Gacan gelin.

    Sida xoguhu sheegayaan Turkiga oo ka faa’idaysanaya xiriirkooda Xasan,waxay ku dadaalayaan in uusan Saxiixin heshiiska Dekeda Garacad ee Imaaraadku wato.

    Sidoo kale Turkigu,iyagoo kasii faa’idaysanaya heshiiska Xasan ay la gashay ee ilaalada Badda,waxay isku dayayayan in ay Imaaraadka ka ciriiriyaan dhanka Badda.

    Waa loolan adag oo saamayntiisu ay khatar gelin karto Somalida nugul.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.