Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Deni maku hagayaa PL Wadadii saxda ahayd ?
    Puntland

    Deni maku hagayaa PL Wadadii saxda ahayd ?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    1.Deni ma yahay hogaamiye?
    2.Deni ma yahay hogaamiyihii PL ubaahnayd?
    3.Deni maku hagayaa PL Jidkii saxda ahaa?.

    Dood dheer oo ay kasoo qaybgaleen ku dhawaad 2000 oo Qof ayna ka hadleen 49-Qof oo Bulshada hormuudkooda ah kadib,waxaan kasoo dhex ururinay xogtan….

    1.In Deni yahay hogaamiye marka astaamo dhawr ah laga eego.

    1.In Deni 65% qiimaynta guud PL ku wado jiho sax ah.

    2.In loo baahan yahay waxkabadal Golaha Wasiirada iyo Lataliyayaasha ah oo la dhiso Koox wada shaqayn karta oo guul samayn karta.

    3.In danta gaarka ah laga hormariyo danta guud oo arimaha masiiriga ah ee PL wax walba mudnaan laga siiyo.

    4.In MW xoojiyo xiriirka Bulshada PL iyo mida Somaliyed oo abuuro hab looga dhex gaari karo danaha PL Somalida kale.

    Su’aal ka mid ah su’aalihii mudnaanta lahaa oo uu ka jawaabayo Prof.Keynaan hoos ka dhagayso…

    Barnaamijkan ilaa Laba jeer oo danbe,ayaan qabanaynaa,waana ufuran tahay cid walba oo aragti qabta.

    https://x.com/JibrilQoobey/status/1812492623208235386?t=M8MbOYIuZxe_sX_DjIIGJQ&s=19

     

    Halkan ka dhagayso Qodobka Dooda..

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/07/VID-20240714-WA0077.mp4

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.