Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Deni oo xaqiijiyay in aysan PL usocon Gooni goosad
    Puntland

    Deni oo xaqiijiyay in aysan PL usocon Gooni goosad

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa dhab Deni waxa uu iska dhaqay oo dib usoo jiitay Shacabka Somaliyed oo mar ku dhibsaday tagidii Itoobiya.

    Sidoo kale PL in ay Somali tahay oo Xasan ay kulan dhex loolamayso gudaha Wadanka,ayuu cadeeyay.

    Markale Deni,waxa uu xaqiijiyay hankiisa iyo PL waxa ay utaagan tahay oo ah ilaalinta Waxa heshiiska lagu yahay gudaha PL iyo dibada PL.

    Sida aysan PL uga soconayan Siyaasi rabitaankiisa oo lama dhaafaan utahay ilaalinta waxa ay ku heshiiyeen,ayuu xasuusiyay Somalida kale iyo BC.

    Waxaa la oran karaa Xasan Godkiisay Biyo ugu soo galeen oo Kubad Siyaasadeed,ayuu Deni la ciyaarayaa,waxaana Wadanka awoodiisa ku loolamaya Labadooda.

    JQ

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.