Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Deni,Lugatoor iyo Isimada Sool oo kulan ku wada qaatay Garowe
    Puntland

    Deni,Lugatoor iyo Isimada Sool oo kulan ku wada qaatay Garowe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 18, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulankan,wuxuu jawaab celin uyahay tagida Firdhiye ee Xamar iyo qorshaha Timacade fulinayo ee Damjadiid.

    In Dadka reer Puntland ka midaysan yihiin ilaalinta Dastuurka Wadanka iyo waxii heshiis lagu ahaa,ayuu muujinayaa kulankan.

    Si gaar ah reer Sool in aysan kula socon Firdhiye iyo Timacade ku dhawaanshaha Xasan Shiikh,ayuu banaanka soo dhigay.

    MW Deni,waxuu uyahay kulankan fariin Siyaasadeed oo uu udirayo kuwa loolanku ka dhaxeeyo ee Xamar.

    Xamar Dowladnimo la dugsado kama jirto Dadka reer PL  waa fahansan yihiin oo ka midaysan yihiin.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka kulanka.

    Kulankan,wuxuu jawaab celin uyahay tagida Firdhiye ee Xamar iyo daba orodka Timacade ee Damjadiid.

    Dadkeenu,waxay ka midaysan yihiin ilaalinta Dastuurka iyo waxii heshiis lagu ahaa.

    Xamar Dowladnimo la dugsado kama jirto Dadkeenuna waa fahansan yihiin oo ka midaysan yihiin.… pic.twitter.com/CNKbHLDxrt

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) May 18, 2024

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.