Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Denmark oo qaadday raadkii UK ee soogalootiga ay ku gaynaysay Rwanda
    Somalia

    Denmark oo qaadday raadkii UK ee soogalootiga ay ku gaynaysay Rwanda

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 21, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Denmark,ayaa xaqiijisay in ay wadahadal kula jirto Rwanda si dalkaas ay ugu dirto dadka magangalyo doonka ah, ka dib markii tallaabo taas la mid ah ay dowladda UK toddobaadkii hore qaadday.

    Danmark oo tobankii sano ee ugu danbeeyay soo bandhigtay siyaasado qalafsan oo ku aaddan soogalootiga, ayaa sannadkii hore soo saartay sharci ogolaanaya in qaxootiga imaanaya dhulka deenishka loo raro xarumaha magangalyada ee waddan ay iskaashi leeyiiin.

    Talaabadan ayaa waxaa dhaleeceeyey dadka u dooda xuquuqda aadanaha, Qaramada Midoobay iyo guddiga Yurub.

    Danmark ayaa ku guul darraysatay in waqitgaas ay hesho waddan ay la wadaagto.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    December 20, 2025

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    December 20, 2025

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    December 20, 2025
    Latest Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    Maxaa ka jira saraakiil reer PL ah in ay Xamar ubaxsadeen?

    Wararkii udanbeeyay ee shirweynaha magaalada Kismaayo

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.