Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»DG Afarta ah Ee Koonfurta oo ka hor yimid DFS
    Puntland

    DG Afarta ah Ee Koonfurta oo ka hor yimid DFS

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 12, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mashruuca Shiip,waa mid uu maalgeliyo Baanka Aduunka oo intiisa badan ah Wadooyin.

    DFS,ayaa faragashatay oo rabta in ay maamulato,waxaase ka hor yimid DG Bartamaha iyo Koonfurta Dalka ka dhisan ee Afarta ah.

    DFS,waxay,ka gudbaysaa nidaamka Fadaraalka ah,waxayna udhaqmaysaa sidii Dowlad awoodo hal meel taalo….

    1.Waxay rabtaa in ay yeelato maamulka mashruuca oo DG leeyahay.

    2.Waxay rabtaa Lacagta Mashruuca in iyada lagu soo shubo oo DG Maaliyadiisu leedahay.

    1. Waxay rabtaa Shirkada qaadanaysa mashruuca in ay iyadu keento oo ay tahay DG in uu tartansiiyo Shirkadaha.

    4.Waxay rabtaa adeega mashruuca in ay iyadu samayso oo DG leeyahay.

    Hab dhaqankan,waa midkii ay PL banaanka uga istaagtay la shaqaynta DFS,waxaana haatan Wadadii PL soo raacay Afartii DG ee kale.

    Baanka Aduunku,wuxuu qayb ka noqday caqabadaha Dowlad dhiska Somaliya,sababtoo ah nidaamkiisa ku salaysan la shaqaynta Dal,wuxuu sahlay in DFS si khaldan u isticmaasho maqaamka Qaran ee ay Wadanka ku matasho.

    Dhaqanka DFS,wuxuu saameeyay Mashaariic door ah oo uu ka mid yahay kan Kalluumaysiga oo muran ka taagan yahay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.