Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dhaawacii Askarta Puntland oo Dibada loo qaaday
    Puntland

    Dhaawacii Askarta Puntland oo Dibada loo qaaday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 20, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Boosaaso: 20 January 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullahi Deni, ayaa galabta ka ambabixiyey garoonka diyaaradaha ee Boosaaso, Geesi ka mid ah Ciidanka Dowladda Puntland kaasi oo ku dhaawacmay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland isla markaana caafimaad loogu diray dalka dibediisa.

    Madaxweynaha,ayaa garab istaag u muujiyay Ciidanka Dowladda Puntland ee ku jira difaaca iyo Hawlgalada Argagixisada looga sifeynayo Puntland, isaga oo ka tacsiyeeyay intii ku shahiiday hawlgalada socda, inta dhaawacantayna Allaah uga baryay in uu u boogga dhayo.

    Dowladda Puntland,ayaa sameysay Guddiga taakuleynta iyo daryeelka dhaawacyada hawlgalka ciribtirka argagixisada ee Puntland, kuwaasi oo Madaxwehnuhu dhowaan magacaabay si ay uga jawaabaan baahiyaha caafimaad iyo wixi kale ee taakulo ah ee ay u baahdaan Ciidankeenna Geesiyaasha ah.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/01/AQPq-Z1xwUyLD8ZkwOjmraDG-I2P8xc1Hw4wW3VDH1uCmGekAUw8_vKSFL3foaxc_tk4_Ldn4xrNzOZm3zImDVQ8.mp4

     

    -DHAMMAAD-

    -XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.