Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dhagax-Dhiga Wajiga Labaad Ee Dhigista Carakaawada IYO Interlock-ga Suuqa Xero Dayax.
    Puntland

    Dhagax-Dhiga Wajiga Labaad Ee Dhigista Carakaawada IYO Interlock-ga Suuqa Xero Dayax.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 4, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Galkacyo, 04 Maarso 2025; Duqa Degmada Galkacyo, Maxamed Cabdirisaaq Warsame, oo ay wehliyaan Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha cabdiraxmaan Khalif Faarax, & Masuuliyiin ka socotay Guddiga Ganacsatada Suuqa ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay wajiga labaad ee dib u hagaajinta suuqa Xeero Dayax ee dhigista carakawada iyo interlock-ga masaafo dhan 6800m oo isku-weer ah, Mashruucan oo iska kaashanayaan Dowladda Hoose Degmada Gaalkacyo PL iyo ganacsatada suuqa ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu horumarinayo ganacsiga iyo bilicda magaalada.

    Wajiga labaad ee dhismaha suuqa oo hadda lagu bilaabay dhigista carakaawaga iyo interlock-ga, taasoo sare u qaadeysa bilicda iyo waxtarka suuqa, si gaar ah caqabadihii hore ee suuqa ka jiray, gaar ahaan biyaha roobka oo fariisan jiray, taasoo sababtay burbur iyo ciriiri dhanka isu socodka ah.

    Munaasabadda dhagax-dhiga oo ka dhacday bartamaha suuqa ayaa waxaa ka soo qeyb galay Xildhibaano ka tirsan Golaha Deegaanka, isu-duwayaal, ganacsato kala duwan iyo masuuliyiin kale.

    –𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃–

    XAFIISKA WARFAAFINTA IYO WACYIGALINTA BULSHADA EE DOWLADDA HOOSE DEGMADA GAALKACYO.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.