Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhagayso:-Cumar Cabdirashiid”’Waxaan idin cadeynayaa labadii sano ee aan dalka ra’iisal wasaaraha ka ahaa ma jirin wax heshiis militari ama ganacsi ah oo na dhaxmaray Imaaaraadka”
    Somalia

    Dhagayso:-Cumar Cabdirashiid”’Waxaan idin cadeynayaa labadii sano ee aan dalka ra’iisal wasaaraha ka ahaa ma jirin wax heshiis militari ama ganacsi ah oo na dhaxmaray Imaaaraadka”

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 22, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa oo waxba kama jiraan ku tilmaamay in uu jiray heshiis la xiriira dekedda Berbera oo ay la galeen Imaaraadka Carabta.

    Sharma’arke ayaa sheegay in uusan jirin muddadii uu xilka hayay heshiis militari iyo mid ganacsi oo dhaxmaray iyaga iyo Imaaraadka Carabta.

    ‘’Waxaan idin cadeynayaa labadii sano ee aan dalka ra’iisal wasaaraha ka ahaa ma jirin wax heshiis militari ama ganacsi ah oo na dhaxmaray Imaaaraadka, gaar ahaan haddii ay ahaan lahaayeen arrimaha dekeddaha sida Berbera ama Boosaaso’’ ayuu yiri Cumar C/rashiid.

    Laakiin wuxuu sheegay in uusan ka warqabin ama ka hadli karin xukuumadihii isaga ka horeeyay, laakiin arinta ka hadlayaa tahay oo kaliya labadii sano uu dalka ra’iisal wasaaraha ka ahaa ama xukuumadiisu jirtay.

    ‘’Kuwii iga horeeyay uma hadli karo, waxaa ka hadli kara mas’uuliyiintii waqtigaa joogay, laakiin Labadii sano ee aan mas’uuliyada hayay wax heshiis ah oo aan la galnay Imaaaraadka ma jirin’’ ayuu yiri Cumar C/rashiid,hoos ka dhagayso codka.

     

    Halkan hoose ka dhagayso codka Omar

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2018/04/omar.mp3
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐁𝐞𝐞𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.