Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhagayso:-Hogaamiyayaashii Tigreega iyo Rw Abiye oo ay ka dhex taagan tahay?
    Somalia

    Dhagayso:-Hogaamiyayaashii Tigreega iyo Rw Abiye oo ay ka dhex taagan tahay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 14, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Sida ay qortay Wakaaladda Wararka ee Associated Press, Xisbiga TPLF ee qowmiyadda Tikreyga dalka Ethiopia ayaa ku baaqaya in kulan degdeg ah la iskugu yimaaddo. Xisbiga ayaa sheegay in isbeddelada toddobaadkii uu Raโ€™iisal Wasaaraha dalku ku dhawaaqay ay meel mareen iyada oo si wadajir ah looga tashan.
    ย 
    Dhinaca kale, Raโ€™iisal Wasaare Abiy Axmed ayaa dalal dhowr ah booqasho ku tagey.
    ย 
    Haddaba isbeddeladan dhinaca siyaasadda iyo cabashada ka timid iyo waliba ujeedada booqashooyinkii u dambeeyey ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay Maxamed Ismaaciil Shiikh Cumar oo ah Guddoomiyaha Isbahaysiga Caddaaladda Deegaanka Soomaalida, kuna sugan gobolka MN ee dalka Maraykanka,hoos ka dhagayso codka.

     

     

     

     

    Halkan hoose ka dhagayso codka falanqeeya

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2018/06/vv.mp3

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo la ansixiyay

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.