Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhagayso:-Madaxweyne Waare oo sidii la filyay taageeray danaha Fahad Yaasiin iyo kooxdiisa
    Somalia

    Dhagayso:-Madaxweyne Waare oo sidii la filyay taageeray danaha Fahad Yaasiin iyo kooxdiisa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 22, 2017No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    ”Xiriirka Caalamiga ah waxaa iska leh Dowlada Dhexe doorka uga furan maamul goboleedyada waa talo bixin waa farsamo waa danahooda iyo mashaariicdooda ay soo gudbiyaan.โ€ayuu yiri Madaxweyne Waare dhowr maalmood kahor inta aan la dooran isagoo ka qeybgalayay barnaamij dood ah oo loo qabtay musharaxiintii ka qeybgashay tartanka doorashada Madaxweynaha Hirshabelle.

    Sidoo kale Madaxweyne Waare ayaa ku taliyay in la dhowro dastuurka dalka u yaala oo qeexaya awoodaha Dowlada Dhexe iyo Maamul Goboleedyada ay kala leeyihiin.

    โ€œWaxaa lagu heshiiyay dastuur weli qabyo ah,dastuurkana waxa uu qeexayaa masuuliyada ay leedahay dowlada dhexe,waxa kale oo uu qeexayaa awoodaha ay leeyihiin Maamul Goboleedyada.โ€ Ayuu yiri Madaxweyne Waare.

    Wareysi uu sidoo kale siiyay Madaxweyne Waare idaacada VOA laanteeda Afka Soomaaliga ayuu ku sheegay in mowqifka dhexdhexaadnimada dowlada Federalka arrimahaย  Bariga Dhexe ay wanaagsanaan lahayd in labada dhinac ee iskhilaafsan ay ku qanacsan yihiin balse haddii hal dhinac uu ku qanacsan yahay ay tahay arrin aan wanaagsanayn.

     

    Waare ayaa ah siyaasi ay soo abaabushay Villa Somaliya,waxaana uu badaly Madaxweyne Cosoble oo ahaa siyaasi ka fogaa Villa Somaliya iyo kooxda Fahad Yaasiin.

    Hadalka waare kasoo yeeray ayaa ah mid dadku inta badan filayay maadaama uu yahay nin ay soo diyaarsadeen kooxda Fahad Yaasiin noqoshadiisa madaxweynaha Hir-shabelle ay ku bixiyeen dhaqaale fara badan,hoos ka dhagayso codka Madaxweyne waare.

     

     

     

     

     

    Halkan ka dhagayso codka Waare

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2017/09/w.mp3
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.