Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dhahar:-Ciidamada Puntland oo kala eryay Maleeshiyaad Xasan soo abaabulay
    Puntland

    Dhahar:-Ciidamada Puntland oo kala eryay Maleeshiyaad Xasan soo abaabulay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 15, 2025Updated:July 15, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka Difaaca PL,ayaa kala eryay Qaadwalayaal iyo Jirri Xamar laga soo abaabulay oo qas ka sameeyay Degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan Puntland.

    Marya calastaan,ayaa loogu sheekeeyay,waxaad tihiin Ciidamada Booliska Somaliya,qaybta Haramcad,balse Ciidamada PL,ayaa Cagta mariyay oo kala cayrshay.

    DFS,waxay usoo maryo dhigatay in ay Deegaanada xasiloon ee Maamuladu ka jiraan qas ka abuurto.

    Iyadoo 60% argagixisadu la wareegtay Bartamaha iyo Koonfurta Wadanka ayay PL oo laga sifeeyay argagixisada ka dhex abuuraysaa colaado.

    Somalida iyo caalamkuba,waa in ay ku baraarugaan Colaad abuurida Xasan Shiikh.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.