Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dhaliilihii ka jiray gudaha Ciidamada Badda PL oo wax laga qabtay
    Puntland

    Dhaliilihii ka jiray gudaha Ciidamada Badda PL oo wax laga qabtay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 25, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhaliishii ka jirtay gudaha Ciidanka Badda Puntland wax la taaban karo,ayaa laga qabtay.

    1.Adeegii Caafimaadka,wax la taaban karo,ayaa laga qabtay oo Qalab iyo Dhakhaatiir waa la dul istaagay.

    2.Adeegii Cuntada,wax la taaban karo,ayaa laga qabtay.

    Waxaa la xiray oo la xukumay Saraakiishii keentay dayaca dhacay oo sababay in Ciidanku gadoodo.

    Dhanka kale Ciidankii PISF ee lagu daray Ciidanka Badda,waxaa la siiyay ku xigeenka Ciidanka Badda,waxaana loo dhiibay Maxamuud Abshir Ismaaciil oo ah Sarkaal aad loo amaanay oo ahaa Taliyihii Ciidamada PISF ka hor PISF soo noqday Madaxii hawlgelinta ee Ciidankii PSF.

    Si guud,waxaa muuqata in Ciidanka la ilaaliyay.

    Ciidanka Badda Puntland,waa umuhiim Dowladnimada.

    Dowladu,waa ku amaanan tahay sixida ay samaysay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.