Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhaqaalaha Aduunka oo hoos udhici doona Sanadka cusub ee 2023
    Somalia

    Dhaqaalaha Aduunka oo hoos udhici doona Sanadka cusub ee 2023

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 3, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Saddex meelood meel ka mid ah dhaqaalaha adduunka ayaa sanadkan hoos u dhaci doono sida ay ka digtay madaxa hay’adda lacagta adduunka ee IMF.

    Kristalina Georgieva ayaa sheegtay in 2023 uu “ka adkaan doono” sanadkii hore iyadoo Mareykanka, Midowga Yurub iyo Shiinaha ay u arkaan in dhaqaalahooda uu gaabis yahay.

    Waxay ku soo beegmaysaa,iyadoo dagaalka Ukraine uu weli sii xoogaysanayo,Bishii Oktoobar IMF joojisay saadaalinta kobaca dhaqaalaha adduunka ee 2023.

    “Waxaan filaynaa in Saddex meelood meel dhaqaalaha adduunka uu ku jiro hoos u dhac,”Ayay Ms Georgieva ka tiri barnaamijka wararka ee CBS ee Face the Nation.

    “Xitaa Wadamada aan hoos u dhac ku jirin, waxay dareemi doonaan hoos u dhac ku yimaada boqolaal milyan oo qof,”Ayay raacisay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    December 19, 2025

    Yaa ka hor istaagay Farmaajo kasoo qaybgalka Shirka Kismaayo?

    December 17, 2025

    Booliska PL oo gacanta ku dhigay Nin dilay Hooyadii iyo Xaaskiisa

    December 17, 2025
    Latest Posts

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Yaa ka hor istaagay Farmaajo kasoo qaybgalka Shirka Kismaayo?

    Booliska PL oo gacanta ku dhigay Nin dilay Hooyadii iyo Xaaskiisa

    African Development Fund approves $23 million to boost clean energy access in Bosaso, Somalia

    Maxaa looga xaajoonayaa kulanka Kismaayo?

    Madaxweyne Deni iyo wefti uu hogaaminayo oo gaaray Kismaayo

    AN ALARMING SECURITY PROSPECT IN SOMALIAStrategic Miscalculations, Insurgent Encirclement, and the Risk of Regional Conflagration

    Xog:-Xiriirka iyo wadashayanta Alshabaab iyo Xasan Shiikh??

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.