Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhegayso:Ciidamada Nisa oo weeraray guriga Askarigii qabtay Raggii weeraray hoteelka Naasa hablood 2.
    Somalia

    Dhegayso:Ciidamada Nisa oo weeraray guriga Askarigii qabtay Raggii weeraray hoteelka Naasa hablood 2.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 12, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cali Maxamed oo ah askari ka tirsan Ciidamada xoogga Soomaaliya oo sheegay in uu ahaa askarigii qabtay markii ay Gurigiisa galeen qaar ka mid ah raggii ka tirsanaa Shabaab ee 28,kii Bishii Octoper ee Sanadkan weeraray Hotelka Naasa Hablood Muqdisho.

    Askarigan oo Wareysi siiyay mid ka mid ah idaacadaha muqdisho ayaa sheegay in ay Saaka soo weerareen gurgiisa ciidamo ka tirsan kuwa Nabad-Sugida iyo Booliiska Soomaaliya oo doonayay inay qabtaan.

    Waxa uu sheegay in arrintaan ay timid kadib markii Saddex ka mid ah ragii weeraray Hotelkaas uu si xeeladeysan u qabtay abaalgud looga dhigay in Caruurtiisa la xiro marna isaga Gurigiisa lagu soo weerararo.

    HALKAN HOOSE KA DHEGAYSO WARAYSIGA ASKARIGA

     

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2017/11/Dhageyso_-Ciidanka-NISA-oo-weeraray-Guriga-Sarkaalkii-qabtay-Raggii-weeraray-Hotelka.mp3
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xeerka la dagaalanka argagaxisada PL oo wax laga badalay

    June 19, 2025

    Maxaa kasoo baxay Shirkii Xasan Shiikh Ee Xamar?

    June 19, 2025

    Baaq ku socda Kufsi wadareedka ka dhacay LC.

    June 17, 2025
    Latest Posts

    Xeerka la dagaalanka argagaxisada PL oo wax laga badalay

    Maxaa kasoo baxay Shirkii Xasan Shiikh Ee Xamar?

    Baaq ku socda Kufsi wadareedka ka dhacay LC.

    Shirka Bangiyada iyo Maaliyada Puntland oo soo xirmay

    Trump oo ku doodaya Ruushka in lagu daro G-7

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Israa’iil?

    Faallo:-Maxaa dhacaya hadii Maraykanku ku biiro dagaalka Iran?

    Update:-Dagaalka Iran iyo Israa’iil

    Shirweynaha Bangiyada iyo Maaliyada oo Garowe ka furmay

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Israa’iil

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.