Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dhismaha Wadada Galkacyo-Bacaadweyn oo la bilaabay
    Puntland

    Dhismaha Wadada Galkacyo-Bacaadweyn oo la bilaabay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 30, 2025Updated:July 30, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhismaha Wadada Galkacyo- Bacaadweyn si rasmi ah ayay ubilaabatay Maanta.

    Horay,waxaa udhagaxdhigay Mw Deni,Maanta,waxaa suurta gashay in la bilaabo dhismaheeda.

    Waa Shaqo wanaagsan oo la qabtay,waana mid ka mid ah baahiyaha Afarta ah ee hortabinta ulahaa Gobolka Mudug.

    Tani,waxay so afjaraysaa Siyaasiyiin ku hadal qabsan jiray Wadadan,si gaar ah kuwa Fadaraalka oo ku doodi jiray in ay Lacag uhayaan,balse Mw Deni hortaagan yahay.

    Dareenka Dadka reer Mudug,ayaa lagu soo jiifan jiray ka hadalka burburka Wadadan muhiimka u ah isku socodka Dalka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.