Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Dawladda Abiy,ayaa ku wargelisay safaaradda Ireland in ay Dalka kaga baxaan mudo Todobaad Gudihiis ah Afar ka mid ah Lixda Diblamaasi ee Irishka ah ee ka hawlgala safaaradda.