Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Saakay waxaa Bosaso lagu qisaasay Askarigii horay udilay Talyihii amaanka garoonka diyaaradaha Bosaso Xasan Shire Amaan rabi ha unaxariistee. Faahfaahinta sida xukunku udhacay dib,ayaan idin kala wadaagi doonaa. Jibril Qoobey.