Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dimuqraadiyadu waa masiiri ee Madaxweyne dhankaaga yaysan xagal daacin
    Somalia

    Dimuqraadiyadu waa masiiri ee Madaxweyne dhankaaga yaysan xagal daacin

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 8, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hami xoog badan ayay Bulshada Puntland ka qabaan in Deni ku dhiirado Dimuqraadiyada.

    Wal-walka Bulshadu qabto waa in uu gadaal uga maagto Deni hirgelinta Dimuqraadiyada Laba arimood midkoodโ€ฆ

    1.Dhaqaalaha ku baxaya oo badan.
    2.In ay Gacantiisa ka baxdo oo uu maamuli waayo.

    Balse hadii uu sii wado dhiiranaantii uu muujiyay kuna adkaysto go’aankiisa hirgelinta Dimuqraadiyada,waxuu gaarayaaโ€ฆ

    B.Taariikh macno leh oo uu ka tago.
    T.Fursad uu kusoo laabto.

    Hadaba si aan Shacabka hamuunta uqaba Dimuqraadiyada loo mihin,waa in Madaxweynuhu dhaqaajiyaaโ€ฆ

    B.Dhaqaalaha loogu talagalay socodsiinta Shaqada.

    T.Awood siinta Wasiirada qaabilsan Barnaamijka Dimuqraadiyaynta.

    J.Guud ahaan Golaha Wasiirada oo lagu amro door ka qaadashada hirgelinta Dimuqraadiyada.

    X.Hawlgelinta Gudiyo ka kooban qaybaha Bulshada.

    Dimuqraadiyadu waa masiiri ee Madaxweyne dhankaaga yaysan ka imaan xagal daacin iyo mihin Shacab.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.