Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dood:-Maxay yihiin caqabadaha haysta Garsoorka Puntland?
    Puntland

    Dood:-Maxay yihiin caqabadaha haysta Garsoorka Puntland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 14, 2024Updated:July 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Caqabadaha Garsoorka Puntland haysta,ayaan ka qabanay Dood ku saabsan,waxaana marti noogu ahaa Garyaqaan Ismaaciil Cabdulaahi Cilmi oo ah Xubin ka mid ah Garsoorayaasha Maxkamada Dastuuriga ah ee PL,isla markaana ka diyaarinaya Shahaadada PHD Sharciga.

    Doodan,waxaa keenay in aan qabano cabasho door ah oo ka timid Bulshada,taasoo lagu dhaliilayo Garsoorka Dalka…

    1.Musuq.

    2.Karti yari.

    3.Khibrad yari.

    4.Aqoon yari.

    5.Hufnaan yari.

    Doodahan oo aan sii wadi doono Qaybtoodii ugu horaysay,ayaan qabanay Xalay oo taariikhdu ku aadanayd 13.07.2024.

    Su’aalaha aan qaadaa dhignay,ayaa ahaa kuwan….

    GARSOORKA PUNTLAND?

    1. WAA MAXAY (SHARCI-CADDAALAD-GARSOOR)?

    2. XAALADDA GUUD EE GARSOORKA PUNTLAND?

    3. HABDHISMEEDKA MAXKAMADAHA PUNTLAND?

    4. CAQABADAHA SHARCI EE JIRA (jiritaanka garsoorka dadban ee dhaqanka iyo culimadu galaan iyo is waafajinta garsoorka dawladda)

    5. CAQABADAHA SHAQAALE EE GARSOORKA PUNTLAND (rukhsadaha shaqaalaha garsoorka, anshax marinta, isla xisaabtanka iyo kor-joogtaynta- xuquuqda garsoorka)

    6. CAQABADAHA JIRA XALKOODA YAA GACAN KA GEYSAN KARA?.

     

    Halkan ka dhagayso dooda oo dhamaystiran

    https://x.com/JibrilQoobey/status/1812175898814063008?t=_GIrTr1vZTClIKA7Zq0fIw&s=19.

     

    Halkan ka dhagayso Qodob Dooda ka mid ah

     

     

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.