Bender- beyla,waxaa lagu qabtay Laba Doonyood markay Saacadu ahayd 2-dii Duhurmo.
Doonyaha,waxaa wata Ajaaniib iskugu jirta Carab, iyo Afrikan iyo Somali,waxayna sheegeen in ay Kismaayo ka yimaadeen.
Weli,waxaa ku socota baaris lamana shaacin,waxa saaran,iyadoo ay Degmada tageen Gudoomiyaha Gobolka Karkaar iyo Talyaha Qaybta Booliska.