Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Doorashada Degmooyinka 3-da Degmo oo Puntland si rasmi ah ubilaabatay
    Puntland

    Doorashada Degmooyinka 3-da Degmo oo Puntland si rasmi ah ubilaabatay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 23, 2024Updated:July 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa Maanta si rasmi ah ubilaabatay Doorashada Sadexda Degmo Ee Dangoronyo,Godob-jiraan iyo Garowe.

    Doorashadan oo ka hartay 3-Da Degmo,waxay ka harsanayd 33-dii Degmo ee Golayaasha Deegaanka.

    Puntland waxay utahay guul taariikhiya oo soo xirtay Wajigii 1-Aad ee hayaanka Dimuqraadiyada Puntland ee ah Golayaasha Deegaanka.

    Majiri doonto Duq Magaalo oo danbe oo Digreeto lagu Magacaabo iyo  Gole Deegaan oo Hab Beeleed lagu soo xulo.

    Loolanka Siyaasada Somaliya PL macno ayay uleedahay Doorashadan,si gaar ah MW Deni,waxay utahay fariin uu udirayo Somalida kale iyo hankiisa.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/07/An_HBGygCGIcF_YjNfXTOF-8U5P_0OjopSWfE-F45v0qCjFflwCeMhtoKe8myh1xN6Pv8ECykiyaGbXhLOTp3kI.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/07/An-PSGLIuI0fJ2ABKE5JpEW-PnF_pRN_zY7pJG5RIB7iQLMpLSxlAC6tt3Beipz8E3PEDxll-qeDpXqnYOoxQCR0.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/07/An9oIlib_SiPN5q3eVp0W8-Lv5egL0BtTsWHYoSXX1joj8LdFF7NUaORo2VYm_r48tRWkeW2TNEJlQFc-L1ExBY_.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/07/An-yv7cVdQ6mzLnfErWgyh6Su4iKB-MJAWwm4yHUoc1L5ony3tboKf5XcvrbeSXqKkEJAumhPnRltwHk4O6K-u_e.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/07/An-4T3zxMBFXUK7KItATAciEjPWBQPNJfimlITE0VqNRKsymlI0cvd2BAD4xlrJeGfg89TmxGvIK6zIMVm4f1pb-.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/07/An-1dPWfpV0I4b_9xqKQESicA-GBeTK0PvacnE-OgJsUnlw2bXg9OCoJDRJeEj0_PNbk3x5g2ge9dgH8eTjzrnoh.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/07/An-1dPWfpV0I4b_9xqKQESicA-GBeTK0PvacnE-OgJsUnlw2bXg9OCoJDRJeEj0_PNbk3x5g2ge9dgH8eTjzrnoh-1.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/07/An8Ykpnvaf3bQBu96zwj234uEl1Y1EFNrrivAHmlSiTlt1ram6XaG5tj6WwVvoomh-VEwLEafJrtBYKPcEbUPB4.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/07/An-GxdbpZEGfl-n837XvmW6W2AlcbjR0u7YGVDwNs8vuSls2K9Y37qkgm0LOAg030IHEBFSuhAyNkbM-pSk-NPb1.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/07/An832KNG-1xi9aPU2IfMT8gj-lre4Cv-NmlzmND1ESHBec4C9EIXX4QcssVvYEhhZtgPPM-sry2ke_c7OlNh892B.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/07/An_XhDmpNgEFRptBXZ7Ec3ovYNXX4QVSKAR1Fqkb0Cs2ScZjDppYbNz0np0GQhsLuTXYaqWnMJeTO0-cR9m5D5g.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/07/An9nRTid4B2I58gFOwpcdMnH7TUCq5spuPkIlrKBEViFh3Q6Ku-BnIVKKCG0bYGVMcCv_y2qRPhSnj3pmIIJsGs.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.