Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Doorashada Duqa Galkacyo oo dib loo dhigay
    Puntland

    Doorashada Duqa Galkacyo oo dib loo dhigay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 12, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ku: Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Deegaanka ahna Duqa Degmada Gaalkacyo.

    Og: Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo.

    Og: Ku simaha Duqa Degmada Gaalkacyo ahna ku xigeenka Degmada.

    Og: Guddoomiyaha Gobolka Mudug.

    Og: Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Puntland.

    Ujeeddo: Dib u dhigid Doorashada Guddoomiyaha Golaha Deegaanka ahna Duqa Degmada Gaalkacyo.

    Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland kadib, markii ay qiimaysay xaaladda guud ee Gobolka Mudug, gaar ahaan Degmada Gaalkacyo waxay go’aamisay in dib loo dhigo doorashada Guddoomiyaha Golaha Deegaanka ahna Duqa Degmada Gaalkacyo muddo 24 saac, si loo xalliyo tabashooyin yar yar oo jira.

              ▪︎▪︎▪︎DHAMMAAD▪︎▪︎▪︎

    XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA DPL.

    Website: moifad.pl.so

    Facebook: https://www.facebook.com/Moifad.

    Twitter https: https://x.com/MOIFAD.

    Tiktok: https://www.tiktok.com/@moifad1.

    Instagram:https://www.instagram.com/moifad_dpl..

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.