Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Doorashadii dalka Sierra Leone dib loogu celinayo markale
    Somalia

    Doorashadii dalka Sierra Leone dib loogu celinayo markale

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 14, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dad reer Sierra Leone ayaa muddo laba todobaad gudahood ah u dareeri doona doorasho labaad oo ku celis ah, kadib marki ay 16 musharax oo u tartamay wareegi koowaad ee doorashadi madaxtinimada uu midkoona heli waayay tiradi la rabay ee boqolkiiba 55.

    Gudoomiyaha Guddiga Doorashada, Mohammed Nfa’ali Conteh ayaa xalay ku dhawaaqay in wareega labaad ay ku tartami doonaan Dr. Samura Matthew Wilson Kamara oo ka socda xisbiga All People’s Congress iyo Julius Maada Bio oo ka sharraxan xisbiga Sierra Leone People’s Party.

    Madaxweynaha hadda talada haya Ernest Bai Koroma ayaa ku khasban inuu xilka ka dago dhamaadka sannadkan, kadib marki uu dhameystay labada xilli ee uu u ogolyahay dastuurka dalkaasi.

    Wareegii koowaad ee doorashada Sierra Leone ayaa u dhacday si nabad ah, balse heyโ€™adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa ugu baaqday dowladda in ay xaqiijiso in dadka reer Sierra Leonean ay six or ah u ololeyn karaan wareega labaad ee kala baxa ah ee doorashada.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.